1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lammaane Duulimaad Looga Reebay Ku Dhawaaqista Allaah Lamaane Muslimiin ah oo degan dalka Mareykanka ayaa waxaa ay ku eedeeyeen shaqaalo ka mid ah Delta flight, in ay ula dhaqmeen si ay ku jirto cunsirnimo, taas oo sababtay…
6 daqiiqo Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Bishii July 2016 Waa mar kale iyo qormadii ay ku soo bandhigi jirnay dilalka iyo dhibaatooyinka ay Saxaafadda tabiso ee Soomaaliya ka dhaca, Sida ku cad tirakoobka aan sameyney illaa 104 qof ayaa siyaabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbaxii Ugu Ballaarnaa Oo Ka Socda Istanbul Waxaa haatan ka socda Istanbul dibadbax ay isugu soo baxeen ilaa 3 Milyan oo qof kuwaas oo diidan inqilaabkii dhicisoobey ee July 25-keedii ka dhacay dalka Turkiga, dibadbaxan waxaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan Iyo Putin Oo Talaadada Kulmaya Waxaa Maalinta Taaladada ah St. Petersburg ku kulmaya madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhigiisa Turkiga Tayyip Erdogan. Booqashada waxaa ay ku sooo beegmeysaa bil markii uu afgambi dhicisoobey ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Go’aanka Shirka Madasha: Madaxweyne Waxaa La Dooran Doonaa 30 October Waxaa Goobjoog News soo gaaray qodobada jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya 2016-ka, waa go’aanka ka soo baxay shirka madasha uga socday 3 maalin magaalada Muqdisho. Go’aammada Shirka Madasha Ee Muqdisho…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga: Afgambigii Dhicisoobey ee 15-kii July, Maxaa Sababay in uu Dhaco, Natiijaduse waa Maxay? Bishii July 15keedii koox ka tirsan askarta dalka Turkiga ayaa sameeyey afgambi dhicisoobay, waa afgambigii 7aad ee ka dhaca dalkaasi. Waxaa jira baaritaanno la sameeyey kuwaa oo soo xaqiijiyay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Soomaalida Mareykanka Oo Ku Dibadbaxay Donald Trump Soomaalida ku nool dalka Mareykanka ayaa dhigay dibadbax ka dhan ah murashaxa jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump kadib markii uu weerar afka ah ku qaaday qaxootiga Soomaalida ee Mareykanka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Koofurta Suudaan Oo Jagada u Baneyn Doona Machar Iyo IGAD Oo Ciidamo U Direysa Dalkaas Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Koofurta Suudaan Taban Deng Gai ayaa waxaa uu sheegayaa in uu diyaar u yahay in uu jagada uga tanaasulo Riek Machar haddii ninka dambe uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiyada Soomaaliya: Xasan Sheekh Haka Baxo Villa Somalia, Ha soo Wareejiyo Jagada, Hantida, Baabuurka iyo Ilaalada September 10, 2016 Waxaa Muqdisho maanta lagu qabtay shir xasaasi ah oo asxaabta dalka uga hadleen waqtiga madaxweyne Xasan Sheekh ay tahay in uu banneeyo xafiiska Villa Somalia. Shirkan oo ay u dhammaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wiil Soomaali Ah Oo Loo Qabtay Weerar Ka Dhacay London Booliiska Ingiriiska ayaa sheegaya in wiil Norwejiyaan ah laakin asal ahaan ka soo jeeda dalka Soomaaliya loo xiray weerar xalay lagu dilay haweeney laguna dhaawacay 4 kale oo ka dhacay…