1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha, Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxda Qaranka Oo Daawanaya Ciyaar Ka Dhaceysa Banaadir Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, Ra’isul wasaare Cumar Cabdirashid, wasiirka arrimaha gudaha Cabdiraxmaan Odowaa, wasiirka dhalinyarada Maxamed Cabdulahi Nuux, safiirka Turkiga iyo madax kale ayaa ka qeyb galeysa ciyaar final ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Nin Oo Kaniisad Dad Ku Qabsaday oo Faransiiska Lagu Dilay Booliiska Faransiiska ayaa sheegay in ay dileen labo qof oo dad ku qabsaday Kaniisad ku taallo Saint-Etienne-du-Rouvray ee waqooyiga Faransiiska. Wararka waxaa ay intaa ku daraan in wadaad Kiristaan ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Iyo QM Oo Goobjoog News Uga Warbixiyey Qaraxyadii Maanta Khasaaraha qaraxyo ka dhacay afaafka hore ee AMISOM ayaa isa soo taraya, Goobjoog News ayaa la hashay AMISOM, UNKa, Isbitaallada, Booliiska gobolka Banaadir iyo Garoonka diyaaradaha Aden Cadde. Afhayeenka AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 19 Qof Oo Toorey Lagu Dilay Dalka Japan 19 qof ayaa Toorey lagu dilay meel dadka Baahiyada gaarka ah qaba lagu xanaaneeyo oo ay ku jiraan, sidaa waxaa sheegtay hey’adaha gargaarka dalka Japan. Dhacdada oo maanta ka dhacday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Carwada Buugaagta ee Hargeisa Oo Kulmisay Qalinleyda Soomaaliyeed Carwada Buugaagta ee Hargeisa ayaa si habsami ah waxaa uu bandhiggeeda 9-aad uga socdaa magaalada Hargeisa ee xarunta maamulka Somaliland. Carwadan oo gashay maalintii 3-aad ayaa waxaa looga hadlayaa garsoorka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Meydkooda Laga Helay Liibiya Waxaa Axaddii dalka Liibiya ku soo caariyay ilaa 41 meyd oo ka mid ahaa dad la rumeysan yahay in ay u tahriibayeen badda u dhaxeysa Libya iyo Talyaaniga. In ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta Oo Ka Furmaya Mauritania Waxaa maanta dalka Mauritania ka furmay shir madaxdeedka Jaamacadda Carabta, boqorro, Amiirro iyo Madaxweyneyaal ayaa la filayaa in ay ka soo qeyb galaan shirka. Waxaa Maalmihii la soo dhaafay shirar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul wasaare Cumar: Janaraal Caare waxa uu ahaa shaqsi naftiisa u huray sidii loo horumarin lahaa Ciidanka xoogga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar cabdirashid ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Janaraal Cabdiraxmaan Warsame Cilmi Caare oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Janaraal Caare ayaa muddo dheer ka tirsanaa ciidanka xogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Laguma Dhisin Cabsi, Tim Kaine Tim Kaine oo ah ninka ay Clinton u dooratay ku xigeenka ayaa hadlay isagoo sheegay in Mareykanka aan lagu dhisin cabsi, hadalkaas oo liddi ku ahaa Trump. Kaine oo weerar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Munich: Ninka Dadka Laayey Horay Ayuu u Qorsheeyay Booliiska Munich waxaa ay sheegayaan in ninka dadka laayey uu qorsheynayey falkaas argigixiso muddo hal sano ka badan, Siyaasiyiin u dhashay dalka Jarmalka waxaa ay soo jeediyeen in la xakameeyo…