1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Bar Cusub oo La Tartami Doonta Facebook iyo Twetter Horay waxaa dunida caan ugu noqday Social Media badan sida Facebook, Twetter iyo kuwa kale oo badan, lakin hadda waxaa soo baxaya adeeg cusub oo Saxaafadda caalamka wax badan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Malala Yousafzai Oo Dhalasheeda 19-naad Ku Qaadatay Xerada Dhadhaab Gabadha ku guuleysatay Nobel-ka ee Malala Yousafzai ayaa talaadadii booqatay xerada qaxootiga ee ugu weyn aduunka ee Dhadhaab. Malala Yousafzai waxaa ay wakaaladda wararka ee Associated Press u sheegtay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Mujtamaca Adduunka Iyo Maalgashiga Gabdhaha Maanta oo kale sanad walba waxaa dunida laga xusaa World Population Day, dunidan oo ay ku noolyihiin in ka badan 7.4 Bilyan dad ah ayaa laga walwalsan yahay tirada sii kordheysa.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Doorasho Dalka Ka Hirgesha Waxay Ku Xiran Tahay In Beesha Caalamka Laga Helo 13 Milyan iyo Bar Oo Dollar Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha gudaha Yaxye Cali Hareeri oo wareysi toos ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in hirgelinta jadwalka doorasho ee 2016-ka laga wareejiyay wasaaradda arrimaha gudaha…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdikarim Guuleed Oo Sanad Kadib Miisaanka Saaran Maanta oo kale sanadkii hore ayaa la doortay Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuleed, sanad kadib shacabka Galmudug kuma faraxsana natiijada iyo waxa la qabtay, lacag la’aan ayaa maamulka ka jirta,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 80 Oo Ku Dhimatay Qaraxyo Ka Dhacay Baqdaad In ka badan 80 qof ayaa ku dhintay halka 200 ku dhaawacmeen qarax ka dhacay xaafadda Karaada ee bartamaha magaalada Baqdaad. Weerarkan oo Daacish sheegatay mas’uuliyadiisa waxaa sidoo kale ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeed Weerartay Markab Nafto Oo Iraan Lag Leeyahay Ciidamada Badda ee dalka Iran ayaa sheegay in ka hortageen weerar ay burcad badeed ku qaadeen Markab nafto ahaa, Markabkan ayaa lagu weeraray Marinka Baab Al-Mandan ee koofurta Badda Cas.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dood Wadaag Ku Adan Halka Ay Mareyso Siyaasadda Soomaaliya oo Lagu Qabtay Kenya Cabdiraxmaan Cabdishakuur, oo ka mid ah murashaxiinta xilka madaxtinninada dalka Soomaaliya 2016 oo ka soo qeyb galay shirka kana hadlay halkaa ayaa wax ka tilmaamay wax qabadka dowladda haatan jirta…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sharciga Siyaasadda Qaran ee Genderka Iyo Heshiiska CEDAW Ee Ay Culimada Soomaaliyeed Diideen Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hortimid sharciga siyaasadda qaran ee Genderka ee Wasaaradda Haweenka iyo heshiiska CEDAW ee qaramada Midoobey. Sheekh Bashir Axmed Salaad oo saxaafadda la hadlayey ayaa si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka, Mareykanka Iyo Midowga Yurub Oo Dhaleeceeyay Qaraxii Naasahablood Golaha Ammaanka ayaa isniintii qoraal ay soo saareen ku dhaleeceeyay weerarkii Naasahablood iyagoo sheegay in loo baahan yahay in la qaado tilaabooyin arrinkaas looga hortagayo. Golaha ammaanka ayaa ka tacsiyadeeday…