3 daqiiqo Sheeko:Dalka 27 June: Xuriyaddii Dalka Djabuti Iyo Xiriirka Kala Dhexeeya Soomaaliya Dhulka Xeebta Soomaaliya(Djabuti), waa dhul iyo dad Soomaaliyeed, waa dad aanu isku dhiig, dhaqan iyo isku diin nahay, maanatana Soomaalida waxaa ay ugu yeeraan Hiil-Walaal. Djabuti waxaa ay ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Taariikhda Burci Maxamed Xamsa Oo Ku Geeriyooday Qaraxii Naasahablood Burci Maxamed Xamsa oo ka mid noqday dadkii ku dhintay qaraxii sabtidii ka dhacay ee Hotelka Naasahablood waxaa uu ahaa aqoonyahan ku taqasusay Bey’ada iyo Dhirta. Burci Maxamed Xamsa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeenka Wasaaradda Amniga: 11 Qof Oo Wasiir Iyo Dhakhaatiir Ku Jiraan Ayaa Geeriyooday Afhayeenka wasaaradda amniga ee Soomaaliya ayaa sheegay in 11 qof ay ku dhinteen qaraxii maanta ka dhacay Hotel Naasahablood ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka ayaa intaa raaciyay in dadka dhintay ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydadka Sedex Ka Mid Ah Shaqaalaha Goobjoog iyo Shacab Kale Oo La Helay Waxaa goordhaw la helay meydad ay ku jiraan sadex ka mid ah shaqaalaha Goobjoog oo ku dhintay qaraxii ka dhacay Hotel Naasahablood ee magaalada Muqdisho. Shaqaalaha Goobjoog ee qaraxa ku dhintay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Qaraxa Hotel Naasohablood Khasaaraha ka dhashay qaraxa galabka ka dhacay Hotel Naasohablood ayaa sii kordhacaya, inta la xaqiijiyay dhimashada 10 ruux iyo in ka badan 35 qof oo dhaawac ah. Weriyaasheena aaday goobta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuma Wasiirrada Cusub Ee Caafimaadka Iyo Waxbarashada (Taariikh Nololeed) Akhristayaasha Goobjoog News, waxaan halkan ugu soo gudbineynaa taariikhda wasiirrada caafimaadka iyo waxbarashada ee la magacaabay iyo sida ay u soo shaqeeyeen. Dr. Cabdiqadir Cabdi Xaashi: Dhalasho: Magaalada Galdogob ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib U Celinta Qaxootiga Soomaalida Kenya Oo Dhowaan Billaabanaysa Warar soo baxaya ayaa sheegaya in bisha July la bilaabayo dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Kenya. xogheyaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha gudaha ee Kenya Karanja…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Ka Bixitaanka Ingiriiska ee Midowga Yurub Shacabka Ingiriiska ayaa khamiistii u codeeyay 52% in ay ka baxaan midowga Yurub, natiijada marka ay soo baxday qaaradda Yurub ayaa gilgilatay, David Cameron waa is casilay, seyladaha dalkaas hoos…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ingiriiska Oo u Codeynaya Xubinnimada Midowga Yurub Malaayiin Ingiriis ah ayaa maanta u codeynaya Xubinnimada Midowga Yurub, codeynta ayaa lagu sheegay in ay tahay mid taariikhi ah, waa aftidii sedexaad ee ka dhacda taariikhda Ingiriiska. Goobaha doorashooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirrada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay xoojinta dagaalka Argagixisada lagula jiro. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya , ayaa waxaa uu kulan dheer la qaatay Dhiggiisa dalka…