Booliiska Kenya Oo Ka Digay Weeraro Dalkaasi Ay Ka Fuliyaan Alshabaab Sheeko:Dalka Booliiska Dalka Kenya ayaa uga digay dadweynaha ku nool magaalooyinka Mombasa, Malindi iyo Nairobi in ay ka feejignaadaan weeraro ay geystaan Xarakada Alshabaab. Joseph Boinnet oo ah General Booliiska ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Seychelles : 5 Soomaali Ah Oo Lagu Helay Dambiyo Burcada Badeednimo Maxkamadda sare ee Jasiiradda Seychelles ayaa 5 Soomaali ah ku xukuntay min 12 sano oo xarig ah kadib markii lagu helay dambiyo la xiriira Burcad Badeednimo. Xukunkan uu gaaray garyaqaan …
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Apple Oo Web Carabi Bilowday Shirkadda Apple ayaa bilowday in ay weerarto suuqa Carabiga kadib markii ay bilowday Web ku hadlaya afka Carabiga. Apple.com ayaa daabacday in lagu soo daray Afka Cariga, qeybta Imaaraadka oo…
7 daqiiqo Heshiiska Xasan Sheekh Iyo Uhuru Kenyatta, Muxuu Ka Dhigan Yahay? Waxaa arbacadii Nairobi heshiis ilaa 12 qodob ah ku kala saxiixday Madaxweynayaasha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, heshiiskaas ayaa soo afjaray xiisad iyo walaac labada dhinac ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Dalka Turkiga Iyo Khasaare Ka Dhashay Qarax gaari ayaa lagu soo warramayaa in lala eegtay Xarun Booliis, sidaa waxaa sheegay Ciidamada amaanka ee Turkiga Qarax waxaa uu ka dhacay Mardin oo ku taalla waqooyi bari ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh Iyo Uhuru Oo Mar Labaad Maanta Ku Kulmaya Nairobi Waxaa maanta mar labaad lagu wadaa in ay ku kulmaan Naibori Madaxweynayaasha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Kenya Uhuru Kenyatta kadib markii kulankii shalay uu ku dhamaaday fashil iyo is afgarad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Clinton Oo Noqotay Murashaxa Xisbiga Dimoqoraadiga Hillary Clinton ayaa heshay codad ku filan, si ay u noqoto Murashaxa Xisbiga Dimoqoraadiga ee doorashada Mareykanka ka dhaceysa sanadkan. In kasta oo Clinton ay xaqiijisay 2,383 cod oo ahaa…
9 daqiiqo Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Bishii May 2016-ka Waa Mar kale iyo diwaanka dadka ku waxyeeloobay Soomaaliya bishii tagtay, Goobjoog News ayaa diiwaangalisay Dambiyada iyo Shilalka ka dhacay dalka bishii May 2016-ka intii aan haleelney. Dadka la diley…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Ayaa Gaaray Xerada Dhadhaab Waxaa goordhaw xerada qaxootiga ee Dhadhaab gaaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo wafti ballaaran uu horkacayo Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu u kuurgalo xaaladda Qaxootiga xilli ay dhawaan go…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al Shabaab Oo Gudaha Kenya Ku Weerartay Askar Kenyaan Ah 3 Ciidamada Booliiska Kenya ayaa lagu dhaawacay weerar ay Al shabaab ku qaadeen Magaalada Mandheera, Ciidamada ayaa la weeraray iyagoo ku wajahan magaalada Carabiyo, Sida ay sheegeeen ciidamada Booliiska Kenya,…