2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeenka ciidamada AMISOM Oo Beeniyay In Ciidankooda ay Dileen Dad Rayid Ah Afhayeenka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, Jeo Kibet oo la hadlay Idaacadda Goobjoog FM ayaa sheegay in ay beenyihiin warar sheegaya in xalay hoobiyayaal lagu weeray xeradda Xalane oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Midowga Afrika Oo Sugaya Amaanka Doorashada Soomaaliya 2016-ka Francisco Madeira oo ah ergeyga midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa waxaa uu balan-qaaday in ciidamada Afrikaanka ay sugi doonaan amaanka doorashada ka dhaceyso dalka sanadkan 2016-ka. “Madaxda Siyaasadda iyo hogaamiyeyaasha waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Feeryahanka Qarnigii 20-aad Maxamed Cali Kalaay Oo Geeriyooday Feeryahankii Caanka ahaa ee Maxamed Cali Kalaay ayaa geeriyooday kadib 24 saac oo isbitaal ugu jiray xanuunka neef Mareenka oo hayey muddo 34 sano ah. “Kadib 32 sano uu xauunkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Guud Ee Ka Dhashay Weerarkii Ambasaddor Hotel Ciidamada Amaanka ayaa sheegay in ay soo afjareen weerarkii Ambasaddor Hotel kadib in ka badan 13 saac uu halkaasi dagaal ku dhex marayey ciidamada dowladda iyo kooxdii weerarka soo qaaday.…
2 daqiiqo GAAR AH: Taariikh Nololeedka Xildhibaannada Cabdulahi Jaamac Iyo Maxamud Maxamed Guure Goobjoog News, waxaa ay akhristayaasheeda si khaas ah ugu soo gudbineysaa Taariikh Nololeedka Labada Xildhibaan ee kala ah Cabdulahi Jaamac iyo Maxamud Maxamed Guure. Xildhibaannada oo Arbacadii ku geeriyooday weerarkii…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaano Ku Geeriyooday Qaraxa Hotel Ambassador Xogheyaha guud ee baarlamaanka Cabdikarim Xaaji Buux oo goordhaw la hadlay Goobjoog News ayaa xaqiijiyay geerida 2 xildhibaan oo kala ah Xildhibaan C/laahi Jaamac Kaba-weyne iyo Xildhibaan Max’uud Max’ed Guure…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ambassador Hotel Oo Lagu Qaaday Weerar Ismiidaamin Ah Qarax xooggan ayaa goordhaw ka dhacay Hotel Ambassador oo ka tirsan degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in qarax ay maqleen Hoteelka kadibna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Turkiga Oo Booqanaya Kenya Madaxweynaha Turkiga Recep Erdogan ayaa la filayaa in galabta oo Arbaco ah uu soo gaaro magaala Nairobi ee xarunta dalka Kenya halkaas oo ay ku soo dhaweyn doonto wasiirka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Afrika Oo Xarun Tababar u Furtay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ururka Midowga Afrika ayaa maanta dalka ka sameeyay xarun lagu tababarayo ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiisha ururka oo Saxaafadda la hadlay. Francico Maderia oo ah wakiilka gaarka…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Sealite Oo Dowladda Soomalaiya Siin Doonta Qalabka Fish-Aggregating Devices Si Faqriga iyo Kaluun La’aanta Looga Baxo. Hey’adda “the Food and Agriculture Organization of the United Nations. The FAO ayaa Soomaaliya ugu deeqday Mashino ama qalab loo yaqaano Sealite kaas oo Kaluumeysiga wax badan ka tari doono.…