1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Lacag Badan Siineysa Dadka Abaaraha Saameeyeen Hey’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan gargaarka degdega ah ayaa sheegtay in ilaa 11 Milyan oo Dollar oo gargaar xagga banii’’aadamnimo ah ay siin doonaan in ka badan 200,000 oo Soomaali…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Meel Mariyay Xeerka Adeegga Garsoorka Kalfadhiga 1aad kulankiisii 1aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa maanta ka qabsoomay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo si aqlabiyad leh lagu meel mariyay xeerka guddiga Adeegga garsoorka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Galmudug Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Socda Gobolka Mudug Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya waxay sheegayaan in dagaal uu maanta ilaa xalay ka socda tuulada Jiirey oo u dhaw deegaanka Af Barqaawo ee Gobolkaasi, kaa oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Belgium: Weerarkii Brussels waxaa Fuliyay Labo Nin Oo Walaalo ah Warar laga sii daayey Telefishanka dalka Belgium-ka ayaa sheegaya in qaraxyadii 3-da ahaa ee Brussels ay fuliyeen labo nin oo walaalo ah, labadan ayaa sidoo kale la sheegay in ay…
2 daqiiqo Sheeko:War Shirkii Baarlamaanada Adduunka oo Lagu Dhiiri Geliyay Dhallinyarada iney Hormuud u Noqdaan Baarlamaannada Dunida Dalka Zambia waxaa maanta lagu soo gabagabeynayaa kalfadhiga 134aad ee midowga Baarlamaanada Adduunka, kaas oo sanad kasta lagu qabto dal ka mid ah dalalka Caalamka. kulankan ayaa waxa uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid ka Mid ah Raggii Fuliyay Weerarkii Brussels oo La Qabtay Nin lagu tuhunsaa in uu ka yahay 3-dii nin ee fulisay weerarka ku qaaday Belgium-ka ayey Booliiska dalkaas sheegeen in ay qabteen si laga soo xigtay wargeys dalkaas laga leeyahay.…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka oo Kulan wadatashi ah la qaatay Xildhibaanno iyo Wasiirro ka Tirsan Galmudug Degmada Cadaado ee gobolka Mudug ayaa maanta waxaa mar kale lagu qabtay kulan looga hadlayo arrimaha federaalka iyo xuduudaha Dalka. Kulankan oo isugu jira wacyigelin iyo wada tashi arrimaha xuduudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Khasaare Ka Dhashay 3 Qarax oo Ka Dhacay Magaalada Brussels. Sawirro laga helayo social media ama Internet-ka waxaa ay muujinayaan qiiq ka baxaya goobta uu qaraxa ka dhacay ee bartamaha gagida diyaaradda. Qaraxa ayaa lagu waramayaa in uu ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Samsung Oo sameysay Ciyaar Loo Yaqaano virtual reality Ciyaartan cusub waxaa ay Samsung u diyaarisay qofka in uu tago meesha uu jecel yahay isagoo gurigiisa jooga, waa tilaabo dadka ka yaabisay oo wax badan dunida ka badali doonta.…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Axmed Madoobe oo Baarlamaanka Jubbaland ka Codsaday Laalidda Qodobbo Muhiim ah oo Ku Jira Dastuurka Maamulka Baarlamaanka Jubbaland oo maanta iskugu yimid kulan xarunta maamulka ee Kismaayo ayaa laga hor akhriyay warqada codsi ah oo ka timid Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” oo ku…