2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo La Kulmay Uhuru Kenyatta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Eldoret ee dalka Jamhuuriyadda Kenya kaga qeybgaley baroor-diiq qaran oo loo sameeyay ciidammadii dhowaan Kenya looga dilay degaanka Ceel Cadde…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka War Murtiyeedka Shirka Madasha Doorashada 2016-ka iyo Qodobadii Ka soo Baxay Shirka Madasha wadatashiga oo maalmahaan ka socday Muqdisho ayna ka qeyb galayeen Dowladda Federaalka, hogaamiyaasha maamul goboleedyada, bulshada rayidka, iyo xubno ka socda beesha caalamka ayaa waxa uu ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland ayaa sheegay in gebi ahaanba uu fashil ku dhammaaday Shirka Madasha Maamulka Puntland ayaa sheegay in gebi ahaanba uu fashil ku dhammaaday Shirka Madasha heerka qaran ee ka socday Magaalada Muqdisho. War maanta uu siiyay warbaahinta afhayeenka maamulka puntland Cabdulahi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Ceel-cade oo Kenya ku Dishay Gedo Gudoomiyihii Deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in uu ku geeriyooday weerar ka dhacay duleedka Degmadaas Iska hormaad u dhaxeeya Ciidanka Kenya iyo kuwa Al Shabaab ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka oo Go’aan ka Soo saaray Shirka Madasha Wadatashiga Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaalia ayaa qaraar ay ansixiyeen waxa ay ku sheegeen in madasha wada tashiga go’aan la isku raacsan yahay oo deg deg ah ay u keenaan ama…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweymaha Soomaaliya oo ka qeyb Baroordiiq loo sameeyay ciidamada Kenya Dowladda Kenya ayaa aas qaran u samaynaysa ciidamadii uga dhintay maalmo ka hor deegaanka Ceel- cadde ee gobolka Gedo. Aaska oo ay ka qeyb galayaan qaar ka mid ah madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno ka tirsan baarlamaanka Koonfur Galbeed oo lagu eedeeyay iney qas siyaasadeed ka wadaan Maamulka Mudane ka tirsan Baarlamanka Koofur Galbeed ayaa ku eedeeyay Xildhibaanada Baarlamankaasi qaarkood inay ka dambeeyaan mooshin la doonayo in lagu rido Madaxwaynaha Koofur Galbeed. Waxaa uu sheegay in arrintani ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Sh. Hoose oo Sheegay iney Sugayaan Amaanka wadooyinka Gobolka Maamulka Degmada Afgooye ee Sh.Hoose ayaa sheegay in tallaabo ay ka qaadi doonaan kooxaha dhaca u gaysta rakaabka ku safra Degaanada Gobolka Sh.Hoose. Guddoomiyaha Degmada Afgooye Cabdi Yuusuf Axmed ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida ku nool Koonfur Afrika oo ay soo wajahday baqdin amaan xumo Todobaadyadii ugu dambeeyay waxaa Dalka koofur Africa ka dhacay dilal iyo boob loo gaystay muwaadiniin somaliyeed . Dilalkani badidood waxaa fuliyay kooxo burcad ah kuwaas oo waxyeeleeya ganacsatada ku nool…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Sweden oo ka taageeri doonta Soomaaliya dhismaha ciidanka Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa maanta ku soo dhaweeyey magaalada Muqdisho, Taliyaha Ciidanka Lugta ee dalka Sweden Brigadier General Stefan Andersson oo booqasho ku yimid…