Gobolka Banaadir: Daraasad Sheegtay in Haweenka ay Ka Shaqo Badan Yihiin Ragga, Lakin ay ku Shaqeeyaan Mishaar La’aan. Sheeko:Dalka Daraasad ay soo saartay Hey’adda tubta toosan ayaa waxa ay kushegtay in hawenka ugu badan ee kashaqeya maamulka Gobolka banaadir ay yihin kuwa anan wax muhsaar ah am xuquq an… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdikarim Guuleed: Banaadir waa State ama Maamul Goboleed in La Dhiso U Baahan Madaxweynaha Galmudug ayaa xafladdii furitaanka shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabaleeda dhexe ayaa sheegay in uu mar walbo maqlo iyagoo la leeyahay Hiiraan iyo Shabeelada dhexe waa maamulka ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaari oo Gaaray Kismaayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad, Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Safiirka uu Obama u soo Magacaabay Soomaaliya Sida lagu daabacay webka Aqalka Cad, madaxweyne Obama waxaa uu Safiir u Magacaabay Stephen Michael Schwartz, isagoo noqon doona Safiirka Mareykanka u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya. Burburkii Soomaaliya 1991-kii,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si rasmi ah Jowhar uga furay Shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelada dhexe Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta si rasmi Jowhar uga furay shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelada dhexe . Madasha shirka lagu furay waxaa ka hadlay guddoomiyeyaasha laba gobo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Guuleed oo Gaaray Jowhar Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Guuleed, uuna ka mid yahay madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ayaa gaaray Jowhar si ay uga qeyb galaan furitaanka shirka Hiiraan iyo Shabeelle. Wufuuddan ayaa…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedkii Abwaan Cali Sugule Duncarbeed Alle ha u naxariistee Abwaan Cali Sugule Duncarbeed ayaa 11 January 2016-ka ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Dubia oo uu muddo ku dhaw saddex bilood ku xanuunsanaa. Sugulle sannadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi Ballaaran oo Gaaray Jowhar Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhaw gaaray Jowhar si uu u furo shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelada dhexe, Jowhar waxaa horay u sii joogaan Madaxda dowladda, Wasiiro, Wasiir ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Bartamaha Istanbul iyo Khasaare ka Dhashay Qarax Bam ayaa ka dhacay bartamaha Istanbul gaar ahaa barxadda Suldaan Axmed oo ku dhaw Masjidka Buluugga ah. Wararka ayaa intaa ku daraya in gawaarida gargaarka ay halkaas aadeen, dhaawacyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Wasiiro iyo Mas’uul Badan oo Gaaray Jowhar Weriyaha Goobjoog News ee Jowhar ayaa sheegaya in goordhaw Jowhar ay gaareen wufuud badan oo lagu wado in ay ka qeyb galaan shirka maamul loogu dhisayo Shabeelada dhexe iyo Hiiraan.…