1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Google iyo Okiyaale Dadka Aragga la’a Hor-umarka Caalamka waxaa uu gaaray in dadka wax walbo loo sahlo, dhagoolayaasha hadda wax waa maqli doonaan halka dadka indhoha wax arki doonaan, sidaa waxaa dhahaya shirkadaha Tecknolojiyadda Shirkadaha Tecknolojiyadda…
2 daqiiqo Sheeko:War Hindise Sharciyeedka lagu dhisayo Maxkamadda Dastuuriga oo Ajendaha Baarlamaanka laga Saaray iyo Dood Kulul oo ku Saabdsan Dakhliga Dowladda ee Janaayo-Maajo 2015 Kullanka 11aad kalfadhiga 7aad ayaa maanta ka dhacay xarunta golaha shacabka, kulankan waxaa soo xaadiray 143 xildhibaan, Ajendayaasha kulanka waxaa ka mid ahaa Akhrinta 2aad dib u eegista hindise sharciyeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Tashanayo Hindisa sharciyeedka Axsaabta Dalka oo Muqdisho Ka Furmay kulankan oo ahaa wada tashiga qabya qoraalka Hindisa sharciyeedaka axsaabta dalka ayaa socon doona mudo sadax maalin ah Waxaa ka soo qeybgalay ku dhawaad 200 oo xubnood kuwaa oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Amaanka oo isku raacay la Dagaalanka Daacish Golaha amaanka qaramada midoobay ayaa ku booriyay dowladaha dhamaan in ay ka qeyb qaataan la dagaalanka Daacish. Golaha amaanka ayaa si aqlabiyad ah isku raacay in la labo laabo dadaallada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog News oo Warbixin Dheer Ka Sameysay Caruur u Dhimatay Sun La Mariyay Jirkooda Geerida afarta caruurta ah ee sunta u geeriyootay waxaa ay dareen gaar ku beertay Soomaalida, Goobjoog News ayaa dhacdadan kadib dhinacyo badan la xiriirtay si dadka looga wacyigaliyo qatarta suntan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro Muujinaya Wixii Ay Soo Arkeen Guddiga Xaqiiqo Raadinta Ee Ku Baxay Xadka Guddiga Xaqiiqo Raadinta Xadka ee dowladda Federaalka ayaa Muqdisho Dib ugu soo laabtay shalay, isagoo soo sawiray wax alla wixii ay halkaas ku soo arkeen. Waxaa Arbacadii dalka dib ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safaaradda Soomaaliya ee Maraykanka oo dib loo furayo Safaaradda Soomaliya ee dalka markanka oo ayaa dib loofurayaa manta gelinka dambe ka dib 25 sano oo dagaalo sokeeye ay ka jireen Soomaliya.. Ku dhowaad labo boqol oo kun oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharci Ku Saabsan Xuquuqda Siyaasiyiinta Xilka Ka Taga ama Geeriyooda Iyagoo Xilal Haya Kulanka 10naad, Kalfadhiga 7-aad ee golaha shacabka waxaa maanta ajendihiisa ka mid ahaa Akhrinta 3-aad Hindise Sharciyeedka Maal-gashiga Shisheeye, Waxaa kaloo la qeybiyay Mashruuc sharci ku saabsan xuquuqda Liiltirka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Isku Qarxisay Daafaha Paris iyo Baaritaankii oo weli Socda Booliiska Faranisiiska ayaa sheegay in labo qof ku dileen daafaha caasimadda Paris ee Saint Denis xilli halkaas ay ka wadeen baaritaan dad lagu tuhunsanaa weeraradii Jimcihii ka dhacay Paris. Booliiska…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kaaliyaha Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul insaanka oo Ka Hadlay Dilalka AMISOM, Dhibaatada Haweenka iyo Caruurta Waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho Kaaliyaha Xogheyaha guud ee qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul insaanka , kaaliyaha ayaa booqasho waxaa uu ku maray magaalooyinka Nairobi, Muqdisho iyo Baydhabo.…