6 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanad Kadib Doorashadii Sharif Xasan, Maxaa Ka Qabsoomay Ballamihii Sharif-ka uu Ka Qaaday Reer Koofur Galbeed?!! Maanta oo kale, Sanadkii hore waxaa Baydhabo lagu doortay Shariif Xasan Sheekh Aadan, dadka la socda siyaasadda dalka guud ahaan gaar ahaan Koofur Galbeed waxaa ay is lahaayeen Aden waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka oo Xadka u Diraya Guddi Xaqiiqo Raadin Ah Kulanka 9aad, Kalfadhiga 7aad ee baarlamaanka waxaa maanta ajendihiisu ahaa in la dhageysto warbixin Kooban oo ku saabsan darbiga xuduuda Soomaaliya iyo Kenya iyo diyaarinta hindise sharciyeed la xiriira. Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga iyo G20: Merkel iyo Erdogan oo Qaxootiga isku Haya , Obama iyo Putin oo Arrinta Suuriya ku Muransan iyo Hollande oo Ka Baaqday Shirka G20 ee sanadkan oo ka dhacaya dalka Turkiga gaar ahaa magaalo xeebeedka Antalya waxaa xoogga lagu saari doonaa arrimaha amaanka, Tahriibka Yurub, dagaalka Daacish, dagaalka Suuriya, isbadalka cimilada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddiyada Arrimaha Gudaha Iyo Dibadda Baarlamaanka Oo 48 Saac Looga Sugayo Sharci lagu mamnuucayo ku xad gudubka Xuduudaha Dalka Kulanka 8-aad, Kalfadhiga 7aad ee baarlamaanka ee maanta waxaa shir guddiiminayey Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka Maxamed Cusmaan Jawaari. Waxaa madasha fadhiyay 162 Xildhibaan, ugu horeyn waxaa laga dooday qaraar ku aadandarbiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Jubbaland, KDF iyo Al-shabaab oo la sheegay in ay ka dhaxeyso Wada Shaqeyn iyo Axmed Madoobe oo Arrinkaas Inkiray Sida lagu sheegay warbixinta ay soo saareen Journalists for Justice waxaa faai’do lagu qiyaasay ilaa $400 million oo laga helay Sokorta laga dajiyo dekadda Kismaayo qeynsaday Ciidanka Kenya, Jubbaland iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab oo qabsatay Deegaanka Fiidow iyo Deegaano kale Sida dad deegaanka ah ay sheegayaan Xarakada Al-shabaab ayaa la wareegtay deegaanka Fiidow kadib markii ay baneeyeen ciidanka AMISOM iyo kuwa dowladda. AMISOM ayaa Khamiistii ka guuray Buqda-Aqable oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Google ayaa Ka Jawaabaya Emaillada Lagu soo Diro Haddii aad isticmaasho Google’s Inbox app ee shirkadda Google hadda kadib haka walwelin in fariimo ku dhaafaan, waayo Emailkaada waa lagaaga jawaabayaa, shaqada si fudud ayaa laguugu qaban doonaa. Shirkadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rasmi: Xisbiga AKP oo ku Guuleystay 317 Kursi, Helayna Aqbaliyad uu Waayey 5 Bil ka hor Maanta oo Khamiis ah waxaa soo baxay Natiijada Doorashada Dalka Turkiga taas oo dhacday November 1, 2015, Waxaana lagu sheegay in uu guuleystay Xisbiga Talada haya ee Cadaaladda iyo Hor-umarinta…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Federaalka oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Warbaahinta, Lana Qebiyay Sharciga lagu dhisayo Maxkamadda Dastuuriga Kulanka 6aad, Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka ayaa maanta ka dhacay xarunta golaha shacabka, waxaa ajendayaasha ka mid ahaa: Dhaarin Xildhibaan, Doodda Hindise Sharciyeedka warfaafinta, Qeybinta Hindise Sharciyeedka lagu dhisayo Maxkamadda…
2 daqiiqo Sheeko:War Taariikh Nololeedka Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi Sida aad uga barateen Goobjoog News waxaa halkan idiinku soo gudbin doonnaa taariikh nololeedka guddoomiyaha cusub ee golaha wakiillada Puntland Axmed Cali Xaashi oo maanta loo doortay jagadaas markii labaad. Cali…