2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Facebook: Ku ogow si fudud, Asxaabtaada Halka ay Fadhiyaan Inta badan dadka waxaa ay iska jecel yihiin in ay ogaadaan halka asxaabta iyo qaraabada ay ku sugan yihiin, hadda arintaas xal ayaa loo helay, Facebook waxaa ay soo bandhigtay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dadkii Ku Dhintay Diyaaraddii Ruushka oo Meydkooda La Geeyay St Petersburg 140 meyd oo ka tirsan dadkii ku dhintay diyaaraddii Ruushka ee ku burburtay Sinay ee dalka Masar ayaa la geeyay St Petersburg, halkaas oo ay ku socotay diyaaradda inta aanay…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Faahfaahin: Xisbiga AKP oo Aqbaliyad weyn Ku Guuleystay Doorashadii Turkiga Xisbiga talada haya ee AKP ayaa guulweyn ka gaaray doorashadii baarlamaaniga aheyd ee maanta ka dhacday dalka Turkiga. Codadkii la tiriyay AKP ayaa ku guuleystay in ka badan 50% ,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xisbiga AKP oo Ku Horeeyo Codadka La Tiriyay Akhristayaasha Goobjoog News ee sida toos ah ula socda doorashada Baarlamaaniga ee Turkiga wararaka waxaa ay sheegayaa in Xisbiga AKP uu ku horeeyo codadka ilaa iyo hadda la tiriyay. Dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doorashada Turkiga: Tirinta Codadka Doorashada oo Bilaabatay Dhamaan goobaha codbixinta ayaa la xiray kadib markii ay dhamaatay codbixintii doorashada Baarlamaaniga. Wararka waxaa ay sheegayaan in dadka u soo baxay doorashadan ay ka badan yihiin doorashadii hore ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxda Turkiga oo Ka Codeeyay Doorashada, Kuna Booriyay Dadka in ay Codeeyaan Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, xaaskiisa Emine Erdoğan , Ra’isul Wasaaraha Turkiga Ahmet Davutoğlu iyo xaaskiisa Sare iyo mas’uuliyiin badan ayaa maanta codadkooda ka dhiibtay doorashada Baarlamaaniga ah ee dalkaas. Madaxweynaha iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doorashada Turkiga: Wax Ka Baro Axsaabta Ku Tartameysa Doorashada Dalka Baarlamaanka Turkiga waxaa uu ka kooban yahay 550 Xildhibaan, 276 kursi Xisbigii Keenaa waa Aqlabiyadda, si Dasuurka loo badalo waxaa loo baahan yahay 367 cod, Si Afti loogu dareero waa…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doorashada Turkiga: Imtixaan Shacbiyadda Madaxweynaha Recep Tayyip Erdogan Doorashada Baarlamaaniga ah ee maanta ka dhaceysa dalka Turkiga waxaa ay imtixaan ku tahay shacbiyadda madaxweynaha dalkaas Recep Tayyip Erdogan. Madaxweyne Tayyip Erdogan ayaa doonaya in dalka Turkiga uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga oo Dooranaysa Baarlamaan Waxaa maanta dalka Turkiga ka dhacaya doorasho Baarlamaani ah, Waa middii Labaad muddo 5 bil ah, doorashadan ayaa timid kadib markii Xisbiga Talada haya ee The Justice and Development Party…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Ruush ah oo ay Saaran yihiin 200 oo Qof oo Burburtay Sida ay Xaqiijinayaan hay’adaha amaanka Masar, Diyaarad laga leeyahay dalka Masar oo ay saarnaayeen ilaa 200 oo qof ayaa ku dul-burburtay Jasiiradda Sinay ee waqooyi bari dalka Masar. Dhankooda Mas’uul…