1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalka Poland oo Baaraya Muwaadiniinteeda uga Dhintay Qaraxii Muqdishu. Dowladda Poland ayaa baareysa dad uga dhintay qaraxii todobaadkan ka dhacay magaalada Muqdishu. Inta la xaqiijiyay 11 qof ayaa ku dhimatay in ka badan 14 kalana waa ku dhaawacmeen weerarkaas…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Cunnooyin Cunistooda Habeenkii Laga Deyriyay Haddii aad jeceshahay in habeenkii huriddo adigoo dhergan waa sheeko muran ka jiro lakin maanta waxaan ka hadleynaa Cuntooyinka laga fiican yahay in la cuno xiliga hurdada kuwaas caafimaadka u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Malaayiin Taagan Buurta Carafa si ay U Gutaan Waajibka Ugu Muhiimsan Xajka Malaayiin Muslimiin ah ayaa maanta taagan Buurta Carafa si ay u gutaan waajibka ugu muhiimsan Xajka ee sanadkan iyo sanad walba. Xaramka waxaa galabtii Talaadada ka da’day roobab dabeylo wata,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Militariga Burkina Faso oo Kooxdii Afgambiga Geysatay Ku Amray in Ay is Dhiibaan Hogaamiyaasha Militariga dalka Burkina Faso ayaa u qabtay Kooxdii Afgambiga ka geysatay dalkaasi in ay is dhiibaan, hubkana iska dhigaan. Sarkaal u hadlay Ciidanka ayaa sheegay in kooxdaas loo qabtay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faafaahinta Heshiiska Golaha Wada Tashiga Qaranka Shirkii isniintii lagu soo gabagabeeyay Muqdisho ee Wada tashiga waxaa la isku afgartay in la dhiso Madal wada tashi qaran taas oo shaqadeeda tahay sidii dalka loo gaarsiin lahaa doorashooyin…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdullahi Jamac oo sheegay in Doorashada 2016-ka Tahay Mashruuc Ajnabi Xildhibanka Cabdullahi oo ka hadlay Shirkan Watashiga ayaa sheegay in looga hadlayo shirkan Doorashada iyo xulista Baarlamaanka Soomaaliya 2016-ka. Xildhibaanka waxaa uu ku eedeeyay beesha Caalamka in ay wadaan Doorasho Jacbur…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Qaraxyada iyo Weerarada Ka Dhacay Dalka Kenya Maanta oo kale 2013kii Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay weerar lagu qaaday Westage Mall oo ah suuq ganacsi oo ku yaallo bartamaha Nairobi,waxaa halkaas ku dhintay in ka badan 67 qof halka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Kenyaan ah oo Lagu Dhaawacay Qarax Miino Warar hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in 3 Askari oo Kenyaan ah lagu dhaawacay qarax Miino oo lagula eegtay deegaanka Tarake ee gobolka Gedo Wariyaha Goobjoog News ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdirashid Maxamed “Madaxda Qaranka Ma Rabaan Midnimo Soomaaliyeed” Xildhibaan Cabdirashid Maxamed Cabdulahi ayaa dhaleeceeyay shirka Wada tashiga ee ka socda magaalada Muqdishu isagoo sheegay in aanay shirka u dhameyn dhamaan maamullada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Xildhibaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DED DEG AH:- Maamulka Puntland oo Isaga Baxay Shirka Wada Tashiga Ee Ka Socda Magaalada Muqdisho Maamulka Puntland ayaa isaga baxay shirka Wada tashiga Muqdisho Xilli Shirku galay Maalintii Labaad. Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in shirkaasi aanay ka qeyb galeen maamulka…