U bood dhigaalka

Cunnooyin Cunistooda Habeenkii Laga Deyriyay

Haddii aad jeceshahay in habeenkii huriddo adigoo dhergan waa sheeko muran ka jiro lakin maanta waxaan ka hadleynaa Cuntooyinka laga fiican yahay in la cuno xiliga hurdada kuwaas  caafimaadka u daran.

Cuntooyinkaas waxaa ka mid ah:

Hilibka Cas: Waxaa laga deyriyay dadka cuna Hilibka Cas Habeenkii, Hilibkan waa hilibka Xoolaha, waa hilibka aan aheyn Doorada iyo Maleyga.

Khudaarta:  Haddii aad moodi jirtay in Khudaarta fiican  tahay in habeen la cuno iska ilow, Khudaarta Habeenkii la cuno uma fiican Dheef shiidka, sidaa dareteed waxaa lagu talinayaa in aad ka fogaato.

Shibsi: Dad badan ayaa jecel in habeenkii cunaan Baradhada shiilan  ee loo yaqaa Shibsiga, haddii aad

Pasta:  Dadka Pasta habeenkii cuna waxaa laoo hayaa akhbaar xun, Pastada waxaa ay siyaadisaa Culeyska jira, marka haddii aad is caateyneyso ka fogow in aan habeen cunto Pasta.

Jallato:  Haa, waa mid kale laga deyriyay in habeenkii la cuno, waxaa ka buuxo Dufin iyo Sokor, Jirkaadana uma fiicna in labadaas uu la jiifto.

Pizza: Haddii aad ka mid tahay taageerayaasha Pizzada ama habeenkii aad jeceshahay in aad ku casheyso Pizaa, Caafimaadkaada uma fiicna oo dadka cuna habeenkii wadnaha ayaa istaaga sida adarteed iska  ilow cunista Pizzaha habeenkii, Maalintii ilaahay hakuu daawweyo.

Mashaarida Baakadeysay:  Mishaarida aan ka hadleyno waa midd la qaso, oo iyadoo Baakadeysan inta dunkaanka laga soo gadlo caanaha kulul lagu qaso, Middaas waa laga qeyliyay waayo waxaa ka buuxo Sokoe iyo Karbo Heyrate.

Cabitaanka Alkolada leh:  cabitaanadaas Diin ahaan waa Mamnuuc, Dhaqan ahaan sidoo kale, hadana waxaa ay ku darsadeen caafimaad darri.

Basbees:  haddii aad jeceshahay in habeenkii aan cuntada ku darsato Basbees, habeen dambe sidaa ha sameyn, caafimaadka uma fiicna.