1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Adobe Flash Player oo Suuqa Ka Baxay Waxaa laga yaabaa in Sanado badan dadka caado ka dhigteen in ay markii ay wax daawanayaan la soo dagaan Adobe Flash Player, Lakin maanta laga bilaabo adeegaas waa laga talo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaaraha Dalka Masar oo is Casilay Kulan Saaka oo Sabti ah dhexmaray Ra’isul Wasaaraha Masar Ibrahim Mixlib iyo Madaxweynaha dalka Masar Cabdifitax SISI ayaa la sheegay in Ibrahim Mixlib isku casilay kadib muddo uu Ra’isul Wasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhimashada Wiish-kii Xaram-ka Ku Dhacay oo sii Kordheysa iyo Cabsi Laga Qabo Dabeylo Kale Xilli Salaadda lagu jiro ayuu wish-ka ku soo dul dhacay dad ku Tukanayey Xamarka Meka, ugu yaraan 107 qof ayaa ku dhimatay in ka badan 230 kalana waa ay dhaawacmeen.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Queen Elizabeth-dda 2-aad oo Noqotay Boqoraddii ugu Waqtiga Dheereed Boqortooyada Ingiriiska Queen Elizabeth-dda 2-aad ayaa jabisay record hore, kadib markii ay kursiga boqortooyada ku fadhiday 63-sanno iyo 7-bilood. Boqoradda ayaa ka hor martay Ayeydeedii Sadexaad oo la oranjiray “Victoria” oo ahayd…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Milkiilaha Facebook oo Noqday Ninka ugu Taajirsan Dhalinyarada Caalamka Haddii aad aamisaneyd in Taajirnimada ay ku koobneyd dadka Khibradda iyo aqoonta leh, waad qaldan tahay, Dhalinyarada waxaa ay noqon karaan dad lacag leh oo si fiican u shaqeyn kara,…
1 daqiiqo Sheeko:War Mooshin Laga Keenay Muungaab oo Loo Gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka Cabdiraxman Suge Maxamed oo ka mid ah Saxiixayaasha Mooshin ka dhan ah Duqa Magaalada Muungaab ayaa u sheegay Goobjoog News in 10 Xildhibaan ay Mooshinkan u gudbiyeen gudoonka Baarlamaanka si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanadii Mooshinka Keenay oo Ka Jawaabay Warqaddii Jawaari-Akhri Xildhibaanadii mooshinka ka keenay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa soo saaray war ay kaga jawaabayaan warqadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Cismaan Jawaari oo ku aadan wada hadalsiinta Xildhibaanada iyo Xukuumadda.…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaano Federaalka ah oo Meesha Ka Saaray Wada Hadalka Xukuumadda iyo Baarlamaanka uu Jawaari Ku Taliyay Xildhibaan Mustaf Mukhtaar iyo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa shir jaraa’id ay ku qabteen Muqdishu ku sheegay in Shacabka iyo beesha caalamka ka saarayaan walwal labaad oo soo kordhay sida ay…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Hoggaamiya yaasha ShirkadahaTecknolojiyadda ugu Caansan oo Hindiya kasoo jeeda!! Shirkadii Tecknolojiyadda Mareykanka kuwooda ugu caansan waxaa Madax ka noqday dad kasoo jeeda dalka Hindiya, taas oo Saxaafadda Mareykanka ay maalmahan qorayaan. Shirkadaha ay dadkan hogaaminayaan waxaa ka mid ah:…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bilyuuneer Masaari ah oo Ka Codsaday Giriiga iyo Talyaaniga In ay Ka iibiyaan Jaziirad si ay Qaxootiga ku Noolaadaan Ninka ugu Taajirsan Masar Najiib Sawiras ayaa soo jeediyay in uu doonayo in uu Jaziirad ka iibsado Giriiga ama Talyaaniga si uu u dajiyo Qaxootiga ama Muhaajiriinta kasoo cararaya goobaha…