1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guursaday Wasiirkiisa Arimaha Dibadda Madaxweynaha Transnistria Yevgeny Shevchuk ayaa isniintii shir jaraa’id ka sheegay in uu guursanayo wasiirka arimaha dibadda ee dalkaasi Nina Shtansk kadib markii uu jaceyl dhex maray. Madaxweynaha ayaa intaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Xildhibaan Ruush ah oo sheegay in Windows 10 uu Mareykan u Basaaso! Xildhibaan ka tirsan Ruushka ayaa todobaadkan sheegay in Windows 10 uu u basaaso Mareykanka, isagoo ku eedeeyay shirkadda in habkan aanu la mid aheyn hababkii hore. Xildhibaankan oo xukuumadda warqad…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof. Jawaari, 3 Sano oo Hoggaan Jilicsan iyo Hawl Yari Ah!! Baarlamaanka Federaalka waxaa u dhamaaday 3 sano, sidoo kale Guddoomiyahooda baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari , waxaana la’isweeydiin karaa waxa u qabsoomay mudadaasi baarlamaanka iyo Jawaari. Waxaan u kuurgalay, dabagalna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saxafiyiinta Al-Jazeera oo 3 sano lagu xukumay Maxkamad ku taalo Qaahira ayaa maanta 3 sano oo xarig ah ku xukuntay 6 ka mid ah eedeysanayaasha Qadiyadda loo yaqaano Mariyoot. Saxafiyiinta Al-Jazeera Baher Mohamed, Mohamed Fahmy iyo Peter…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degdeg: Labo Weriye oo Lagu Dilay Dalka Mareykanka Goor dhaw ayaa labo wariye lagu dilay Virginia, dalka Mareykanka xilli ay si toos ah loo tabinayey. Wariye u shaqeeya , WDBJ7 TV Alison Parker oo 24 jir ah iyo…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Oo Warbixinno Ka Dhageystay Guddiyada Difaaca Iyo Maaliyadaad Kulanka 36-aad ee Kalfadhiga 6-aad ee Maanta waxa ajanadayaashiisu kala ahaayeen Warbixin shirka guddiga Difaaca iyo Safiirka Midowga Afrika, waxaa kaloo ajandaha ka mid ahaa Warbixin Guddiga Maaliyadda ee ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariyaha Goobjoog Cabdifitaax Kalgacal Oo Abaalmarin La Guddoon Siiyay (Sawirro) Xafalad lagu abaalmarinayo naafada oo ay soo qaban qaabisay hay’adda ayaa EADA ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdishu. Xafladda waxaa kasoo qeyb galay Ra’isul Wasaare ku xigeen Maxamed Cumar Carte,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda SIMAD oo Daah Furtay Kuliyadda Caafimaadka iyo Mashaariic Isbitaal ku Jiro oo soo Socda Xalad lagu daah furayey dhismaha cusub ee Kuliyadda Caafimaadka SIMID ayaa maanta lagu qabtay xarunta Jaamacadda. Horjoogaha Jaamacadda SIMAD Dahir Carab, qaar ka tirsan Madaxda African Muslim Agency, arday iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuq Madoobaad: Saamiyada Shirkado Caalami ah oo Hoos U Dhacay Suuqyada Shiinaha maanta uma aheyn maalin fiican oo Saamiyada shirkadaha dalkaasi ayaa hoos u dhac ku yimid taas oo cabsi galisay dadka saamiyada Maalgishta. Wararka dhaqaalaha dunida ee maanta waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Warfaafinta oo Xildhibaanada u sharaxay Qodobada ay Wax Ka Badaleen ee Sharciga Saxaafadda, Kuna Dhiirigaliyay Meel Marintiisa Guddiga warfaafinta Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in ay qodob qodob uga doodeen hindise sharciyeedka Saxaafadda si waafaqsan qodobka 45aad faqraqdiisa 1aad, 2aad, 3aad ee xeer hoosaadka golaha shacabka. Qoraal loo…