1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Oo Siminaar Loogu Soo Xiray Muqdisho Siminaarkaan aqoon kororsiga ah oo muddo afar maalin ah uga socday magaalada Muqdisho saraakiil iyo howlwadeeno ka tirsan Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ayaa la soo gabagabeeyay. Siminaarkan oo ay soo qaban…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Siyaasadeed Ee Axmed Madoobe(Akhriso) Sheekh Axmed Maxamed Islaam waxaa uu ku soo caan baxay Xiligii Maxaakiimta Islaamiga 2005/2006-dii, Madoobe waxaa uu ahaa Gudoomiyaha Maamulka Gobolada Jubbooyinka, waxaa sidoo kale la shaqeyn jiray Afhayeenka maxkamadaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh”Dadka Mooshinka Wada waa la garanayaa taariikhda ay Soomaaliya ku dhex leeyihiin dhinaca siyaasadda” Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta shir ja’aaid ku qabtay xarunta Villa Soomaaliya ayaa ugu horeyn ka hadlay waxqabadka dowladdiisa mudadii sadexda sano ee ay jirtay. Xasan Sheekh waxaa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Federaalka oo Ka Digay Ka Qeyb Galka Doorashada Jubbaland Xildhibaanada Federaalka ayaa maanta shir ay ku yeesheen Muqdisho digniin u diray mas’uuliyiinta dowladda ee lagu wado in ay ka qeyb galaan doorashada Jubbaland. Xildhibaanada ayaa ku dooday in Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Lagu Taageerayo Axmed Madoobe oo ka Socda Magaalada Kismaayo Kulan ay kasoo qeyb galeen Baarlamaanka Jubbaland, Siyaasiyiin, Odoyaal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada oo lagu taageerayo Axmed Madoobe ayaa hadda ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidka AMISOM oo Qof Rayid ah Ku Jiiray Magaalada Muqdisho Qof rayid ah oo lagu magacaabo Cabdiweli Abukar Cabdulle oo 25 jir ah, isla markaana Mooto watay ayey gadiidka AMISOM ku jiireen wadada Warshadaha, qeybta degmada Hodan. Cabdiweli waxaa soo gaaray dhaawac…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Alphabet oo Noqotay Milkiilaha Google Isniintii Milkiilyaasha Google Larry Page iyo Sergey Brin, waxaa ay sheegeen in Alphabet ay noqon doonta Hooyada iyo shirkadda iska leh Google. Google ayaa intaa ku dartay in Shirkadda Alphabet…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jilaaga Reer Masar ee Nuur Al-Sharif oo Geeriyooday Waxaa goordhaw geeriyooday fanaanka caanka ah ee Masaarida ah Nuur Al-sharif, sida waxaa qortay Wakaaladda wararka ee Bariga dhexe. Soomaalida ku tixan Musalsalada taariikhiga ah ee Carabta waxaa ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Yarey“Si Waajibkeena u Gudunno Waxaa Ka Faa’ideysan Doonnaa Taageerada iyo Wada shaqeynta Dhamaan Dadka ay Shaqada nagala Dhaxeyso” Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa war saxaafadeed ay soo saareen maanta ku sheegay in howshooda u gudan doonaan si sharaf iyo karti ku jirto. Guddiga waxaa uu intaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qunsuliyadda Mareykanka ee Istanbul oo Howlaheedii Hakisay Kadib Markii La Weeraray Qunsiliyadda Mareykanka ee Istanbul ayaa howlaheedii hakisay kadib markii weerar ay ku soo qaadeen labo nin oo hubeysan. Wararka waxaa ay sheegayaan in Labada nin ay carareen halka la xiray…