2 daqiiqo Sheeko:Dalka Linda Sarsour oo ku Socotaa Wadadii Malcolm X Linda Sarsour waa gabar asal ahaan kasoo jeeda Falastiin, waa Newyorker, waxaa ay ku dhalatay kuna soo barbaartay Brooklyn, waa gabar shaqeysato, sidoo kale waxaa ay u ololeysaa arimaha haweenka, xuquuqul…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Waxbarashada oo Baarlamaanka uga Jawaabtay Deeqaha Waxbarasho iyo Mashruuca Dugsiyada iyo Macalimiinta Wasiirka Waxbarshada Khadra Bashiir Cali ayaa maanta hortimid Baarlamaanka Federaalka iyadoo ka jawaabtay Su’aalaha Xildhibaanada. Khadra Bashiir Cali ayaa wax laga weydiiyay Deeqaha Waxbarsho ee la siiyay dowladda Federaalka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:War Kulanka Baarlamaanka oo looga Hadlay cudurka cagaarshowga, Lana sii Waday Dooddii Xeerka Isgaarsiinta Qaranka Kulankii 29-aad ee Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka ayaa maanta lagu furay warbixin laga dhageytay guddoomiyaha guddiga Arrimaha bulshada ee Baarlamaanka Dr Cusmaan Maxamuud Dufle, ayadoo warbixintaasina ay ka hadleysay waci…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin:Kulankii Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelle iyo Qodobadii Lagu Heshiiyay Kulan maanta Sabti ah August 8, 2015-ka ka dhacay magaalada Muqdisho isla markaana looga hadlayay sidii maamul loogu sameeynayay Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa waxaa laga soo saaray dhowr…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Microsoft oo si rasmi ah u daah furtay Windows 10. Warka ugu weyn oo dhamaan dadka xiiseeya Tecknolojiyadda hadda hadal hayaan waa Windows 10, qaabka loo daah furay sida uu u shaqeeyo, Maxuu kaga duwan yahay Windows-kii hore iyo su’aalo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wufuud Caalami ah uu ku Jiro Geelle oo ka Qeyb Galeysa Furitaanka Kanaal Suweys-ka cusub ee Masar Madaxweynaha Djabuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka mid ah wufuud caalami ah oo maanta ka qeyb galeysa furitaanka Kanaalka Suweys-ka cusub ee dalka Masar. Xafladda furitaanka Kanaalka oo bilaabaneysa maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasuuqii Nucluer-ka Hiroshima oo Maanta Laga Xusay Jabaan Dalka Jabaan waxaa maanta laga xusay sanadguuradii 70-naad ee kasoo wareegatay markii Mareykanka uu Magaaladaasi Hiroshima ku dhuftay Bam-ka Necluer-ka. Maanta oo kale 1945-tii, Waxaa magaalada Hiroshima lagu garaacay Bam…
2 daqiiqo Sheeko:War Akhriso Taariikh Nololeedka Hogaamiyaha Cusub ee Taalibaan Mullah Akhtar Mansoor Mullah Akhtar Mansoor oo ah hogaamiyaha cusub ee Taalibaan waxaa lagu tiriyaa nin dhexdhexaad ah, oo wada hadalka iyo diblomaasiyadda jecel, waxaa uu mar dhaw garwadeen ka ahaa wada hadallada…
3 daqiiqo Sheeko:Aragti Xal Laga Cabsi Qabo: Muddo Kordhinta Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ay ka mid tahay wadamada dhaca qaaradda Afrika gaar ahaan geeska afrika waxaa deris la ah wadamada Kenya, Ethiopia, Djibouti kuwaa oo intooda badan ay ciidamo ka jooogaan…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Milkiilaha Facebook: 17 Dal ayaan galinay Internet Lacag la’aan ah Internet.org waa adeeg Internet lacag la’aan, Waxaa la hirgaliyay sanadkii tagay, iyadoo ay ka faa’ideystaan dalalka aan Internet-ka laheyn. Milkiilaha Facebook ayaas sheegay in hadda Internet-ka lacag la’aanta ah ay…