1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish oo Mar Kale Ku soo Noqotay Magaalada Kobani(Ceynu Carab) Maleeshiyada Daacish ayaa subaxnimada Khamiista la sheegayaa in ay ku siqeen magaalada Kobani ee ku taalo xadka Suuriya iyo Turkiga. Dagaalyahano Kurdish ah ayaa horay u qabsaday Kobnani ama Ain…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Obama oo u Sheegay Madaxweynaha Faransiiska in aan Teleefankiisa laga Dhageysan Doonin Madaxweynaha Faransiiska Hollande ayaa fariin ka helay dhigiisa Mareykanka Brack Obama kaas loogu sheegay in Mareykanka aanu Basaasi doonin Madaxda faransiiska. Arintan ayaa timid kadib markii Madaxweynaha Faransiiska uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Madaxweynaha Faransiiska oo Golaha Amaanka Dalkaasi Kala Hadlaya Basaasnimada Mareykanka Madaxweynaha dalka Faransiiska ayaa saacadaha soo socda la kulmaya hay’adda amaanka ugu sareysa dalkaas, si ay uga wada hadlaan sidii ay ka yeeli lahaayeen warar ay sheegtay WikiLeaks oo sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal 3 ayaa goor dhaw gaaray Mukallah Sida ay ku waramayaan Wariyaasha Goobjoog Markabka Nawaal 3 ayaa maanta maqribkii gaaray Muklaah, si uu u soo daad gureeyo Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen. Markabka oo Boosaaso ka tagay June…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamijka Gurmad iyo Gargaar oo Labo Bil Jirsaday Waxaa Maanta labo bil jirsaday Ololaha”Gurmad iyo Gargaar” ee loogu gurmanayo qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Yemen ku go’doonsan, kaas oo Idaacadda Goobjoog News ay bilowday 23-kii April 2015-ka. Kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamad Jarmal ah oo Go’aan Ka Gaareysa Wariyaha Aljazeera Axmed Mansuur Maxkamad ku taallo Jarmalka ayaa maanta oo isniin ah go’aan ka gaari doonta dalab uga yimid dalka Masar oo ah in dalkaas loo soo gacan galiyo Wariyaha Aljazeera Axmed Mansuur.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Peter de Clercq ku xigeenka ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Peter de Clercq oo u dhashay dalka Holland, ayaa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki- moon u magacaabay ku xigeenka ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya isagoo badalay Philippe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Holland u Dhashay oo Ku Xigeen Looga Dhigay Nicholas Kay Peter de Clercq, ayaa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki- moon u magacaabay ku xigeenka ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya kaas oo lagu bedelay Philippe Lazzarini oo hayay…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Dalka Imaaraadka oo Xukun Adag Dul Dhigay Dadka Ku Ceytama Baraha Bulshada Maxkamad ku taallo Abuu Dubi ayaa soo saartay sharciyo adag oo ku saabsan dadka baraha bulshada ku ceytama waa haddii caddeymo lagu helo. Ciqaabta waxaa ay gaari doontaa ilaa rubuc…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog News: Jadwalka Barnaamijyada Cusub ee Ramadaanka Waxaa Maanta billow ah Bisha Barakeysan ee Ramadaan, Idaacadda Goobjoog oo muddo u diyaar garoobeysay bishan ayaa dhageystayaasheeda ugu talagashay Barnaamijyo cusub. Barnaamijyada waxaa ka mid barnaamijyo Diini ah oo…