2 daqiiqo Sheeko:War Taariikh Nololeedkii Xildhibaan Yusuf Dirir Axaddii May 24, 2015-ka, dowladda Soomaaliya ayaa qiratay in Ciidankeeda ay dileen Xildhibaan Yusuf Dirir iyagoo balanqaaday baaritaan hufan. Goobjoog News oo aad uga barateen soo gudbinta waxyaalaha dhaxal-galka ah…
5 daqiiqo Sheeko:Aragti Faallo: MaaMulka Jubba iyo Baarlamaankiisa Ya Gafka Hor Galay?!! Sidaan wada ogsoonahay May, 2013 waxaa magaalada kismaayo lagu unkay maamul loogu magac daray maamulka Jubbaland, maalintaas waxaa meesha fadhiyay 500 oo ergo ah oo ka kala yimid beelaha kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Yuusuf Dirir oo u Geeriyooday Dhaawac soo Gaaray iyo Jawaari oo Ka Tacsiyadeeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Xildhibaannada, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay dilkii maanta Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee Xildhibaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamijka “Gurmad iyo Gargaar” oo Maalintii Labaad Lacago Badan u Uruuriyay Qaxootiga Yemen Waxaa maalintii labaad guul ku dhamaaday Barnaamijka “Gurmad iyo Gargaar” ee Goobjoog News, in ka badan 39,130.5 ayey dhageystayaasha Goobjoog News u uruuriyeen Gudiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga oo marti…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Aqalka Cad ee Maraykanka oo Xaqiijiyay in Obama uu Tweter-ka ku Biiray Cinwaanka Obama ayaa ah @POTUS oo laga soo gaabiyay madaxweynaha Maraykanka. Dhowr saacadood kaddib waxaa Obama Twitter-ka kaga soo biiray dad kor u dhaafaya hal milyan oo ruux. Xisaabta Obama…
6 daqiiqo Sheeko:Aragti ASKARTA ARADANI EED MALEH Burburkii ku dhacay Soomaaliya kaliya ma saamayn dhismayaasha dowladda iyo laamiyada laakiin waxaa kaloo uu saamayn ballaaran ku yeeshay dhisma jireedka iyo tan maskaxeed ee bulsha weynta Soomaaliyeed . Ciidamadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalal Badan Oo Cambaareeyay Weerarkii Shalay Ee Lagu Qaaday Masjid Ku Yaalla Sacuudiga Culimada ugu waaweyn Sacuudiga ayaa dhaleeceeyay Qarax loo geystay Masjid Shiicada ay leeyihiin oo ku yaalo Bariga Sacuudiga. Qaraxa Masjidkan oo ku yaalo Qudeyf waxaa ku dhintay in ka badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xuutiyiinta oo Godkoodii Biyo ugu Galeen, Sacda Dagaal ayaa Ka Socda Wararka ka imaanaya dalka Yemen ayaa sheegaya in kooxaha kasoo horjeeda Xuutiyiinta ay ku dhawaadeen magaalada Sacda, saldhiga ugu weyn Xuutiyiinya ee Waqooyiga dalka Yemen. Wararka ayaa intaa ku daraya…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaano ugu baaqay Xukuumadda in ay faraha kala baxdo Mooshinka Jubbaland Qaar ka mid ah Xildhibaanadii saxiixay Mooshinkii Jubbland ayaa ugu baaqay xukuumadda Soomaaliya in ay faraha kala baxdo Mooshinka ka dhanka ah soo xulista Xildhibanada Jubbland. Hadalkan Xildhibaanada ayaa yimid…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Diini oo Kismaayo Ku Booqday Xero Tababar Looga Dhigo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Kismaayo, May 22, 2015….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini iyo madax ka tirsan maamulka Jubba oo uu ugu horeeyo Madaxweyne ku-xigeenka Jubba Gen, Abdilaahi Shiikh Ismaciil (Fartaag) ayaa …