Burundi: Ciidamo Ku Dagaalaya Gacan ku heynta Garoonka, Raadiyaha iyo Telefishinka Dalka Sheeko:Dalka Waxaa Caasimadda Burundi ka bilowday dagaal aad u culus, Waxaa la soo sheegayaa in haatan ciidammada dalka Burundi ay u kala jabeen laba dhinac: koox taageersan inqilaabka iyo kuwa ka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdullahi Jaamac oo Go’aanada Madashii Goroowe ku Tilmaamay Sharci Darro Xildhibaanka oo ka qeyb galay Kulanka Goobjoog FM ayaa sheegay in Madasha ku taallo Dastuurka dalka isagoo xusay in ay tahay mid loola jeedo in dowlad goboleedyada isku dhaafsadaan xog…
3 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Su’aasha Qarniga: Yaa Cunay Lacagtii Hiigsiga 2016-ka?!! Inta badan, Waxaa dadka dhagahooda ka batay Hiigsiga 2016-ka, Shirar ka dhacaya dalka dibaddiisa, Kulamo uu Madaxweyne Xasan la yeesho Madaxda maamul goboleedyada, lakin waxaa markii ugu horeysay halkan ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dalka Burundi Oo La Afgambiyay isagoo Dalkaasi Ka Maqan Jeneral u dhashay dalkaasi ayaa afgambiyay Madaxweynaha dalka Pierre Nkurunziza taasi oo soo afjareysa muran ka dhashay kadib markii Madaxweynaha uu go’aasaday in doorasho isu soo taago markii 3-aad. Maj…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dowladda Soomaaliya oo Gaariga Barnaamijka “Gurmad iyo Gargaar” Ka Mamnuucday Wadada Garoonka Muqdisho Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ayaa maanta gaariga barnaamijka Gurmad iyo Gargaar waxa ay ka mamnuuceen in uu isticmaalo wadada isku xirta Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho iyo Isgoyska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Madaxeed Looga Hadlayo Qaska Burundi oo Ka Socda Dar es Salaam Hogaamiyaasha bariga Afrika ayaa maanta oo Arbaco ah ku shiraya xarunta Tanzaniya ee Dar es Salaam si ay uga arinsadaan xaaladda qasan ee Burundi. Wasiirada arimaha dibadda dalalka Kenya, Rwanda,…