1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Soomaaliya oo War Kasoo Saaray Burburin Lagu Sameeyay Dhulka Ku Yaalla Boondheere Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan oo shir saxaafadeed u qabtay warbaahinta ayaa sheegay in burbutinta lagu sameeyay dhulkii Wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga ay timid.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka oo Guddoomiyay Shirka Xasilinta Dalka Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shirka isku dubarridka barnaamijka xasilinta dalka iyo gaarsiinta adeegyada deegaannada.
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maqaal: Sidee Soomaaliya Uga Maarmi Kartaa Kaalmada Shisheeye Isuguna Filnaan Kartaa? Dhowr iyo soddonkii sanadood ee la soo dhaafay waxaa dalka Soomaaliya ku habsaday dhibaatooyinka ka dhashay dagaallo sokeeye oo aan anaga qudheenu iba-furkooda lahayn, hayeeshee aanu afjarkooda awoodi kari
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Muxkuu Ka Yiri Wasiirka Waxbarashada Macalimiin Dhowaan Ka Bannaanbaxay Shaqo-joojin Lagu Sameeyay? Todobaadyo ka hor waxaa Wasaaradda Waxbarashada horteeda bannaanbax ka dhigay ku dhawaad 100 macallin oo muddo ka shaqaynayay dugsiyada ay maamusho Wasaaraddu, kuwaas oo sheegay in laga joojiyay shaqadii.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Turkiga oo Ansixiyay Heshiiska Difaaca Dowladaha Soomaaliya iyo Turkigu ay Wadagaleen Baarlamaanka Dalka Turkiga ayaa ansixiyay soo jeedinta Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ee ah in ciidamo badda ah loo diro Soomaaliya, si ay qeyb uga noqdaan dadaallada lagu sugayo ammaanka xeebaha Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israel oo Lagu Qaaday Mid Kamida Weerarradii Ugu Khasaaraha Badnaa Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay, halka 19 kalena ay ku dhaawacmeen gantaal lagu weeraray garoon kubbadda cagta ah oo ku yaalla magaalada Majdal Shams ee buuraha Golan ee ay Israa’iil haysato, sida ay sheegeen.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo Howlgal Baneyn ah Ka Wadda Xaruntii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya Dowladda Soomaaliya ayaa saaka howlgal ka bilowday xaafado ku yaalla degmada Boondheere oo horay u ahaa dhul danguud balse ay deganaayeen dad shacab ah, dhulkaan ayaa ah dhismihii hore wasaaradda arrimaha gudaha.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka oo Guddoomiyay Shir Ku Saabsan Qorista Qorshaha Qaranka Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey Hannaanka Qorista Qorshaha Isbeddelka Qaran iyo Muhiimmadda.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasiirka Waxbarashada oo Ka Jawaabay Sababaha Yareeyay Deeqaha Waxbarasho ee La Helijiray Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Cabdulqaadir oo ka qeyb-galay madal dad weyne oo ay bahda waxbarashada iyo masuuliyiin dowladda ka tirsani goobjoog ka ahaayeen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kooxda Xuutiyiinta oo Ka Hadashay Duqeyn Ka Dhacday Garoonka Diyaaradaha Xudeyda Afhayeenka kooxda Yemen ayaa sheegay in Weerarrada duqeymaha ah ee Mareykanka iyo Ingiriiska ay dalkaas ka fuliyeen laga beegsaday garoonka diyaaradaha ee magaalada Xudeydah sida uu baahiyay TV-ga Al Masirah.