1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA Ra’iisulwasaare Xamse oo Isbedel Ku Sameeyay Golaha Wasiirada Xill Xubno Cusub Lagu Soo Daray Xukuumadda Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Dowladda Bangladesh oo Xabsiga Dhigtay Arday Ka Qeybgashay Bannaanbax Looga Soo Horjeeday Dowladda Bangladesh ayaa xabsiga u taxaabtay saddex hoggaamiye arday, kuwaas oo gacan ka gaystay isu-dubbaridka isu-soo-baxyada looga soo horjeedo kootada shaqada ee dawladda ee ay gaarka u leeyihiin qoyaska.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Puntland oo Sheegtay Iney Soo Qabatay Ninkii Dilay Macallin Cabdiraxmaan Cabdiraxmaan Muuse Ducaale oo bare ka ahaa dugsiga hoose iyo dhexe ee Seemade ayaa lagu dilay deegaanka Seemade, degmada Jariiban ee gobolka Mudug, macalinka ayaa ahaa shakhsi aad deegaanka looga jeclaa.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxaa Ka Dhalan Kara Ismaandhaafka Culimada Kadib Geeridii Sheekh Cismaan Xidig? Kadib geeridii Caalimkii weynaa ee Shiikh Cismaan Xiddig waxaa baraha bulshada si xoog leh u qabsaday hadallo adag iyo eedaymo ay hawada isku marinayaan culumada Salafka iyo kuwa Suufiyada, iyo dadka kala taageersan.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliska Koonfur Afrika oo Xabsiga u Taxaabay 95 Qof oo Liibiyaan ah Kadib Markii Laga Shakiyay Booliska Koonfur Afrika ayaa xabsiga u taxaabay 95 qof oo u dhashay dalka Liibiya, kadib howlgal lagu tuhmayo in ay ku qaadeen xero ciidan oo qarsoodi ah Jimcihii lasoo dhaafay, waxaana mas’uuliyiinta dalkaasi ay sheegeen.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Magaalada Paris oo Laga Daahfuray Meertada Olombikada Adduunka iyo Weerarro Ka Dhacay Furitaanka Magaalada Paris ee caasimadda dalka France ayaa waxaa si rasmi uga furmay, ciyaaraha Olimbikada Adduunka ee sannadkan 2024-ka, xafladda furitaanka Olombikada ayaa dalka martida loo yahay u soo bandhigaysa fursad.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu Daaran Yahay Safarka Mareykanka ee Ra’iisulwasaaraha Maamulka Israel Ku Tagay? Ra’iisul wasaaraha maamulka Israa’iil ayaa todobadkii ina dhaafay booqday dalka Mareykanka, ayadoo ay warbaahintu warinayso inuu taageero dheeraad ah u raadinayo dagaalka ay ciidamadiisu bishii 10-aad ka wadaan Qasa.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay Tahay Ujeedka Safarka Madaxweyne Cali Guudlaawe uu Ku Gaaray Degmada Moqokori? Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa maanta gaaray degmada Moqokori ee Gobalka Hiiraan, waxaana ku wehlinayay Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Hirshabeelle, Xubno ka kala tirsan Golaha Wasiirrada/
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Muxuu Daaran Yahay Safar Madaxweynaha Jubbaland uu Ku Tagay Degmada Afmadow? Madaxweynaha maamulka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gaaray degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose, xilli dhawaan wadada xariirisa magaalooyinka Kismaayo iyo Afmadow.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir oo Soo Qabtay Ibraahim Ciyoow oo u Gafay Sheekh Cismaan Xidig Ciidanka Nabad-gelyada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay wadaadka lagu magacaabo Ibraahim Ciyoow oo maalmo ka hor sheegay hadallo dad badan ka caraysiiyay oo ka dhan ahaa kutubo uu qoray AUN.