1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliyo iyo Azerbaijan oo Ka Wadahadlay Horumarinta Dhaqaalaha iyo Tamarta Asarbayjaan iyo Soomaaliya ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo horumarin lahaa fursadaha iskaashiga dhanka tamarta, xilli dowladda Soomaaliya ay qorsheynayso kobcinta kaabashaasha dhaqaalaha oo hormarinta Tamartu ku jirtu.
1 daqiiqo Sheeko:QAXOOTIGA IYO BARAKACAYAASHA Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wadahadlay Arrimaha Qoxootiga Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali(Xoosh), Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Al-shabaab oo Markale Weerar Ku Qaaday Deegaanka Haboole oo Hoostaga Afmadow Wararka ka imaanaya deegaanka harboole oo hoostaga degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in xubno ka tirsan kooxda Alshabaab ay halkaas weerar ku qaadeen, xilli dhowaan dagaal ka dhacay deegaanka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka In Ka Badan 41 Ruux oo Ku Geeriyootay Doon Ku Degtay Xeebaha Dalka Yemen Iinta la xaqiijiyay 41 qof oo tahriibayaal ah ayaa ku geeriyooday doon ay saarnaayeen 45 ruux oo ku degtay xeebaha dalka Yemen, waxaana ka badbaaday 4 qof oo kaliya, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan.
6 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maqaal: Maxay Bahda Suugaantu Ku Cabireen Shakhsiyadda Sheekh Cismaan Xidig iyo Geeridiisa? Magaalada Muqdisho, gobollada kale ee dalka, iyo meelo kale oo dunida kqmida ah waxaa socata tacsida caalimkii weynaa ee Shiikh Cismaan Shiikh Cumar Shiikh Daa’uud Culusow ” Shiikh Cismaan Xiddig” oo billowgii todobaadkan dhintay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tirada Dadka Ku Dhintay Dhul Go’ Ka Dhacay Itoobiya oo Gaartay 257 Ruux iyo Cabsida Jirta Dhimashada ka dhalatay dhul go’a dalka Itoobiya ayaa kor u dhaaftay 257, balse waxaa laga cabsi qabaa in tirada dhimashadu ay gaari doonto 500 oo qof, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqanka & Buugta Kusimaha Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Maanta Saxiixay Buugga Tacsida Sheekh Cismaan Xidig Ku simaha Guddoomiyaha ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare BJFS mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa tacsi ugu tagay qoyska Allaha u naxariistee Sheekh Cusmaan Sheekh Cumar Sheekh Daa’uud (Sheekh Cusmaan Xiddig.}.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliska Puntland oo Gaalkaco Ku Xiray Wiil Dhalinyaro ah oo Isku Egeysiiyay Dumar Ciidanka Booliiska gobolka Mudug ayaa ku guulaystey soo qabashada Nin isku ekaysiiyay dumar, isagoo ninkaan uu kaga shaqeysan jirey muddo magaalooyinka Boosaso, Garowe ilaa Gaalkacyo inuu gabar yahay.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqanka & Buugta Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Maanta Saxiixay Buugga Tacsida Caalimkii Weynaa Sheekh Cismaan Xidig Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan habdhowraha golaha shacabka iyo xildhibaano ayaa tacsi ugu tagay ehelada.
1 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Shacab Israel iyo Falastiiniyiin ah oo Ku Hor Bannaanbaxay Goob uu Khudbad Ka Jeedinayay Benjamin Netanyahu Bannaanbaxyo waaweyn oo ka dhan ah Israa’iil iyo dagaalka ay ka waddo marinka Qasa ayaa ka dhacay afaafka hore ee aqalka Congress-ka Mareykanka oo uu khodbad ka jeediyay Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu.