Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha oo Digniino Kasoo Saartay Saameynta Roobabka Xilli Gu’ga Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ee Dowladda Faderalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay saameynta iyo dhibaatooyinka ka dhallan kara Roobab aad u xooggan oo la saadaalinayo in 8-da maalmood. 1 daqiiqo