1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jubbaland oo Booqasho Ugu Tagay Ciidanka Kumaandooska iyo Daraawiishta Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho dhiirigelin iyo kormeer ah ugu tagey cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka oo Howlgal Ka Fuliyay Deegaanno Ka Tirsan Jubbada Hoose Ciidanka Kumandooska Danab ee Xoogga Dalka ayaa burburiyey goobo ay xarumo ku lahaayeen kooxda Alshabaab oo ku yaalay tuulo lagu magacaabo Xaliimo-cadey oo u dhow deegaanka Buulo-Xaaji ee Gobolka Jubbada Hoose.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka Dalka oo Guddoomiyay Kulan Looga Hadlyay Barnaamijka Xasilinta Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Jaamac ayaa guddoomiyay shirka heer wasiiro oo ku saabsan Barnaamijka Xasilinta.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Kenya oo Xubno Kamid ah Mucaaradka u Magacaabay Wasiirro Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa magacaabay afar xubnood oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee ugu weyn dalka Kenya, si ay qeyb uga noqdaan golaha wasiirada cusub, xilli ay weli socdaan dibadbaxyada gilgilay dalka oo dhan.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Eritrea oo Dalkeeda Ka Mamnuucday Diyaaradda Ethopian Airline Dowladda Eritrea ayaa dalkeeda ka mamnuucday duulimaadyada diyaaradda Ethiopian Airlines, wuxuuna go’aankaasi dhaqan-galaya laba bilood ka dib oo ku beegan dhammaadka bisha September.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 18 Qof oo Ku Geeriyootay Shil Diyaaradeed oo Ka Dhacay Garoonka Ku Yaalla Nepal Inta la xaqiijiyay Ugu yaraan 18 qof ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka magaalo madaxda dalka Nepal ee Kathmandu, sida ay sheegeen saraakiisha maxalliga ah ee gobolku.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Howlgal Lagu Dilay Xubno Shabaab ah oo Laga Fuliyay Deeganno Dhaca Gobolka Bakool Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad waxay howlgal qorsheysan ay ku dileen xubno sare oo ka tirsan kooxda Alshabaab, ciidanka ayaa muddooyinkaan dambe howlgal sameynayay Koonfur Galbeed.
2 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Booliiska Uganda oo Xabsiga Dhigay Tiro Dad ah oo Ka Qeybgalay Bannaanbaxa Looga Soo Horjeeday Dowladda Booliiska dalka Ugandq ayaa xiray tobanaan qof oo ka qeyb qaadanayay dibadbaxyo looga soo horjeedo musuqmaasuqa oo ka dhacay caasimadda Uganda ee Kampala, sida ay sheegeen hay’adaha u dooda xuquuqda aadanuhu.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu Ahaa Dardarankii Sheekh Cismaan Xidig Uga Tagay Madaxad Soomaaliyeed? Billowing todobaadkan waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday caalimkii weynaa ee diinta buuniga ku ahaa Shiikh Cismaan Shiikh Cumar Shiikh Daa’uud Culusow ” Shiikh Cismaan Xiddig” Allaha u naxariistee.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Agaasimii Adeega Siraha Mareykanka oo Iscasishay Todoaabad Kadib Weerarkii Trump Lagu Qaaday Agaasimihii Adeegga sirta ee Maraykanka Kimberly Cheatle ayaa is casishay maalin uun ka dib markii ay qiratay in hay’addu ay ku fashilantay hawshii loo igmaday ee ahayd in ay ka hortagto isku day dil oo ka dhan ah Donald Trump.