1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Hoggaamiye Sare oo Ka Tirsan Al-shabaab oo Isku Dhiibay Ciidanka Dowladda Qeybta 60-aad Cabdi Maxamed Caraaye magaciisa Afgarashada ee kooxda Alshabaab uu yahay (C/rashiid) ayaa isku soo dhiibay Ururka 26-aad Guutada 6-aad ee Qaybta 60 aad Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed Ee ku sugan degaanka Buula.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Ka Jira in Ciidamo Cusub oo Itoobiyaan ah ay Soo Galeen Soomaaliya? Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegay in kollanyo gaadiid militari ah oo ciidamo Itoobiyaan ahi ay wataani ay xadka dhinaca feerfeer ka soo gudbeen, islamarkaana ay gudaha Soomaaliya soo galeen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga oo Markab Gargaar Bani’aadannimo ah Gaarsiiyay Suudaan oo Dagaal Ka Socdo Markab laga leeyahay Turkiga ayaa gaaray dalka Suudaan, isagoo sita 2,408 tan oo gargaar bini’aadanimo ah, kaas oo ay dowladda Turkigu ugu talo-gashay dadka colaadaha sanadkii labaad Suudaan ka holcayaahi.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dhallinyaro Laga Soo Badbaadiyay Magafaha Liibiya oo Ka Warbixiyay Dhibaatidii ay Lakulmi Jireen Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku dhowaan 10 sano u xirnaa magafaasha Liibiya ayaa dalka dib loogu soo celiyay, waxayna ka sheekeeyeen dhibaatooyinkii iyo xadgudubyadii loo geysan jiray xilligii ay qowlaysata madax furashada.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Jeneral Bashiir Goobe oo Kusoo Baxay Doorashada Kursiga HOPE 18 ee Golaha Shacabka Janaraal Bashiir Maxamed Jaamac oo hadda ah Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa loo doortay xubin kamida Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Doorashooyinka Golaha Deegaanka oo Sirasmi ah Uga Socda Gobolka Nugaal Shacabka degmooyinka Garoowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan ee gobolka Nugaal ayaa saaka u dareerey doorashada qof iyo cod ee golayaasha deegaanka Puntland sida lagu sheegay war ka soo baxay guddiga doorashooyinka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Heshiis Hordhac ah oo Laga Gaaray Dagaal Dhowaan Ka Dhacay Degmada Luuq Xildhibaan Cabdiqaadir Xuseen Uurdoox oo ku sugan degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in heshiis hor dhac ah ay dhex dhigeen laba beelo walaalo ah oo dhowaan dagaal ba’ani ku dhex maray magaaladaas.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Madaxweynaha Hirshabelle iyo Bulshada Al-kowsar oo Ka Wadahadlay Helidda Adeegyada Dowladnimo iyo Dhismaha Golaha Deegaanka Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo Guddoomiyaha Gobalka Shabeellada Dhexe.
4 daqiiqo Sheeko:TAARIIKH NOLOLEED Maxaad Ka Taqaana Qisada Sixroolkii ay Jinigu Dileen iyo Dhacdooyinkiisii Cajiibka Ahaa? Xuseynu falaki wuxuu asal ahaan ka soo jeeday dalka masar, wuxuuna ka mid ahaa ardaydii uu wax soo baray saaxirkii weynaa ee la oran jirey Cabdifataax Al-dawqi, kaasoo kamid ahaa saaxiriintii ugu caansanaa.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Tahay Sababta Ciidanka Ammaanka Uganda u Weerareen Xarunta Xisbiga Mucaaradka ah? Ciidamada nabad-galyada dalka Uganda ayaa isku gadaamay xarunta xisbiga ugu weyn mucaaradka dalkaas xili la qorsheeyay in uu ka dhaco dibadbax looga soo horjeedo dowlada oo lagu eedeeyay musuq maasuq.