1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Taliyeyaasha Ciidamada oo Isbitaalka Ku Booqday Dhaawacyada Askar Laga Keenay Jubbaland Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sareeye Gaas ibraahim Sheikh Muxudiin iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa isbitaalka ku booqday qaar kamida askartii ku soo dhaawacmay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Saacadihii Ugu Dambeeyay oo Gaza Lagu Dilay 70 Falastiiniyiin ah iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Wararka ka imaanaya marinka Qasa ayaa sheegaya in 70 ugu yaraan qof ay ku dhinteen, 200 oo kale ay ku dhaawacmeen duqeymo ay ciidamka Israa’iil ka fuliyeen xero qaxootiga oo ku taalla magaalada Khan Yuunis.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Saddex Degmo oo Kamid ah Puntland oo Maanta Looga Dareeray Doorasho Qof iyo Cod ah Dadweynaha degmooyinka Garoowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan ee gobolka Nugaal ayaa saaka u dareerey doorashada qof iyo cod ee golayaasha deegaanka Puntland, doorashadan waxaa codeyn doona dad ka badan 64 kun oo qof.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Bogaadiyay Howlgalkii Maanta Lagu Jabiyay Al-Shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey sida nafhornimada leh ee Ciidamada Qalabka Sida ay u wajaheen argagixisada soo weerartay deegannada Buulo-Xaaji iyo Harboolle
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Ciidanka Booliiska Bakistaan oo Xiray Xafiiska Xisbiga uu Ka Tirsanaa Imran Khan Ciidamada nabad-galyada Bakistaan ayaa xoog ku galay xafiisyada xisbiga Pakistan Tehreek e-Insaf (PTI) ee uu ka tirsan yahay raysalwasaarihii hore ee dalkaasi Imran Khan, kaas oo dhowaan lagu waayay dambi hore loogu soo oogay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay Iney Ku Howlan Tahay Qaboojinta Dagaal Beeleedyada Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Yuusuf Cali ” Cali Xoosh” ayaa sheegay in Wasaaraddu ay ku howlantahay qaboojinta Colaadaha ka jira qeybo gobollada dalka kamida.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Howlgal Lagu Dilay Xubno Shabaab ah oo Ka Dhacay Jubbaland In ka badan 80 xubnood oo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa lagu diley howgallo ay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ka sameeyeen deegaannada dowlad goboleedkaaas, sida lagu sheegay war saxaafadeed.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Xubno Ka Tirsan Baarlamaanka Ururka Iskaashiga Bariga Afrika oo Muqdisho Soo Gaaray Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo ay wehliyaan xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee baarlamaanka dalka ayaa garoonka.
3 daqiiqo Sheeko:Dhaqanka & Buugta Maqaal: Waalidiintu Miyay Kaalin Muuqata Ku Leeyihiin Burburka Qoysaska Awlaadooda? Sida dabeecadda dadka eebbe tahay gabar iyo wiil kii uu yahayba haddii uu qofku asagoo jir ahaan iyo maan ahaan u fayow qaan-gaar noqdo waxaa ugu badan ee maskaxdiisa ka guuxaahi waa helidda cid gayaankiisa/keeda ah.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Dowladda iyo Kuwa Jubbaland oo Soo Bandhigay Hub iyo Meydadka Xubno Ka Tirsan Shabaab Faahfaahino dheeri ah ayaa kasoo baxaya weerar Ururka Al Shabaab ay saaka ku qaadeen Saldhigyada Ciidanka dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaanada Harboole iyo Buula Xaaji, halkaas uu ka dhacay dagaal xooggan.