2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidan Israel oo Todobaad Gudihiisa Qaaday 60 Weerar oo Lagu Beegsaday Xeryo Qaxooti Ciidamada Isra’iil ayaa 63 weerar ku qaaday xerada qaxootiga ee Nuseirat todobaadkii la soo dhaafay oo kaliya, waxaana ku dhintay ugu yaraan 91 falastiiniyiin ah, halka 251 kalena ay ku dhaawacmeen, sida uu sheegay xafiiska warbaahinta Qasa.
3 daqiiqo Sheeko:Dhaqanka & Buugta Magaal: Oraah Murtiyeedkii Abwaan Aadan Xaaji Xasan (Afqalooc) Qeybtii 1-aad Abwaan Xaaji Aadan Axmed Xasan (Afqalooc) waxa uu kamid ahaa Maansoyahanadii waaweynaa ee soomaalida kuwii ugu magaca dheeraa, wuxuuna ahaa gabyaa indheer-garad ah oo tixihiisa wax dhici doona iyo wax goor hore.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sidee Madaxda Dunida Uga Falcelisay Go’aankii Joe Biden Uga Haray Tartanka Madaxweynanimada Madaxda caalamka ayaa siyaabo kala duwan uga fal-celiyay go’aankii uu madaxweynaha hadda talada haya ee Mareykanka Joe Biden uga haray tartanka doorashada soo socata ee dalkaas, waxayna ku bogaadiyeen tilmaada.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Sidee Looga Hadalhayaa Falkii Diyaaradda Ithopian Airline Kula Kacday Gabar Soomaaliyeed? Diyaaradda Ethiopian Airlines dhaleecayn ba’an kala kulantay ayaa hawada ka saartay muuqaal aad loo daawaday oo saacadihii la soo dhaafay hadal-hayn iyo caro xoogan ka abuuray baraha kala duwan ee bulshada ku xariirto.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Joe Biden oo Soo Jeediyay in Madaxweyne Ku- xigeenkiisa Loo Doorto Musharaxa Dimuqraadiyiinta Madaxweynaha Mareykanka ee ka haray tartanka doorashada madaxtinimada Mareykanka ee dhaceysa bisha November ayaa soo jeediyay in Madaxweyne ku xigeenkiisa loo doorto Musharaxa xisbiga.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Shabaab oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ciidan oo Ku Yaalla gobolka Jubbada Hoose Ururka Al Shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhig Ciidanka dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaanka Harboole, waxaana halkaas ka dhacay dagaal u dhaxeeya labada dhinac.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka DEG DEG: Joe Biden oo Ka Haray Tartanka Doorashada madaxtinimada Mareykanka Joe Biden ayaa ka baxay tartanka doorashada madaxtinimada ee 2024-ka,taas uu ku matali lahaa xisbigiisa Dimuquraadiga markii labaad.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu Maamulka Masjidka Cali Jimcaale Ka Yiri Ninkii Dhaleeceeyay Sheekh Cismaan Xidig? Xilli saacadihii la soo dhaafay baraha bulshada uu dood adag ka abuuray qoraal uu bartiisa Facebook-ga soo dhigay Ibraahim ciyow oo ah wadaad ka ag dhow culumada masaajidk shiikh Cali Jimcaale ayaa waxaa arrintaas.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Howlgal Ka Dhan ah Al-shabaab oo Ciidanka Xoogga ay Ka Fuliyeen Bariga Gobolka Galgaduud Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgallo ka dhan ah Kooxda Alshabaab ka fuliyey dhulka howdka ah ee u dhaxeeya deegaanada Xuseen Cagey iyo Baraag Sheekh Caamir oo u dhow deegaanka Mesagawaay ee gobolka Galgaduud.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Muxuu Ku Qotomaa Safarka Ra’iisul Wasaare Xamse ee Magaalada Dooxa? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar.