1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Galmudug oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Amniga Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka amniga kaasoo looga hadlay xaaadda guud amniga ee Galmudug, amniga caasimadda iyo dardargelinta wajiga labaad ee dagaalka Al-shabaab. Shirkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Kormeeray Xafiisyada Guddiyada Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xafiisyada guddiyada ee Golaha Shacabka BJFS. Guddoomiyaha ayaa u kuur galay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Looga Hadlayay Amniga oo Ka Dhacay Xarunta Gobolka Banaadir Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto.Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar galinta amniga xarunta dowladda hoose ee Xamar. Kulanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Qaabilay Goddoomiyeyaashii Kaga Horeeyay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hooygiisa casuumaad ugu sameeyay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya. Kulanka casho sharafta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Baarlamaanka oo Ka Wadahadlay Habsami U Socodka Shaqada Baarlamaanka Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Kulanka oo ay sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka oo Ka Qeybgalay Daahfurka Barnaamijka Cadaaladda iyo Asluubta Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daah-furay barnaamijka Caddaaladda iyo Asluubta, si loo horumariyo in dadka Soomaaliyeed ay helaan Caddaalad iyo Garsoor Madax-bannaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Cusub Ee Qaramada Midoobay oo Gaartay Magaalada Dhuusamareeb Madaxweynaha Dowladd gobolleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa qasriga madaxtooyada Dowladda Galmudug ee Dhuusamarreeb kusoo dhaweeyay ergeyga cusub ee Qarammada Midoobe ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing iyo wafdi ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Madaale oo Dhagaxdhigay Dhismaha Waddada Via Liberia Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa dhagax dhigay dib u dhiska waddo Waddada Via Liberia ee degmada Waaberi oo muda ku dhow 30-sano burbur xooggan iyo dayac xumo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Kumaandooska oo Ka Warbiyay Howlgal Laga Fuliyay Gobolka Galgaduud Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Budbud ee oo hoostaga Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo ay ku goob keyd…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa iska beddelay Dakhliga Dowladda Soomaaliya Kaddib Ololaha La Dagaallanka Musuqa? Dabayaaqadii Abriil-2023, dowladda Soomaaliya waxa ay billowday dagaal kadhan ah musuqa iyo boobka dakhliga dowladda ka soo gala ilaha kooban ee dakhliga dowladdu ka yimaado, ilahaas ay dowladda Soomaaliya ka…