1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Burbur Xooggan oo Ka Dhashay Duqeymo Ka Dhacay Gobolka Gedo+Sawirro Laga Helay Goobta Kuwaan waa sawirrada goobtii ay diyaaradaha dowladda Kenya ay duqeeyeen ee deegaanka Ceelcadde ee Gedo, waxaana arkeysaa burburka ka muuqda goobta, waxaana uu dhismaha uu deganaa Allah unaxariistee Sheekh Cabdiraxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Duqeymo Sababay Khasaaraha Dad Shacab ah oo Ka Dhacay Gobolka Gedo Diyaarado dagaal oo ay leedahay dowladda Kenya ayaa saacadihii lasoo dhaafay duqeymo ka geystay deegaanka Ceel Cadde oo ka tirsan gobolka Gedo ee dowlad goboleedka Jubbaland, waxaana ka dhashay khasaare…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Mareykanka oo Sweden Kala Shaqeynaya Ku Biirista Gaashaanbuurta NATO Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Aqalka Cad ee dalka Maraykanka ku qaabilay ra’iisal wasaaraha Sweden Ulf Kristersson, xilli Maraykanku uu ka shaqaynayo sidii Sweden ay ubiiri laheyd Ururka NATO…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamad Ku Taalla Hindiya oo Xukun Ku Riday Rag Garaacis Ku Dilay Nin Muslim ah Maxkamad ku taalla Hindiya ayaa 10 sano oo xabsi ah ku xukuntay 10 nin oo loo heynsto inay afar snao kahor garaacis nafta kaga qaadeen nin Muslim ah, dhacdadaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Carabta oo Cambaareeyay Waxyeello Lagu Sameeyay Masjid Ku Yaalla Soomaaliya Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa cambaareeyay qaraxii lala beegsadeen Masjid ku yaalla deegaanka Daaru Nicma ee Gobolka Shabeelaha dhexe Soomaaliya, kaas oo waxyeello kasoo gaartay weerar ka dhacay deegaanka. Jaamacadda Carabta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Amniga Jubbaland oo Faahfaahin Ka Bixiyay Dagaal Ka Dhacay Jubbada Hoose Faahfaahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay Al-shabaab iyo ciidanka dowlad goboleedka Jubbaland oo ka dhacay deegaanka Girileey ee goblka Jubbada hoose. Dagaalka ayaa yimid kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Madaxweyne Hore Shiikh Shariif? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa la wadaagay Madaxweynihii hore xaalada dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga iyo Masar oo Xiriirkooda Dib usoo Celinaya Kadib Dilkii Mursil Dowladaha Turkiga iyo Masar ayaa dib usoo celinaya xiriirka labada dal oo xumaa tan iyo markii Masar uu xukunkeeda Milatarigu qabtay, oo halkaas lagu riday dowladdii Rayidka aheyd ee Xisbiga …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo KaTirsan Xoogga Dalka oo Tababar Loogu Soo Xiray Kismaayo Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed, waxaana munaasabadda goobjoog ahaa Wasiirka Amniga Jubbaland Jeneraal Yuusuf…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac Isugu Jira oo Ka Dhashay Hoobiyeyaal Ku Dhacay Muqdisho Waabirigii hore ee Saakay Hoobiyaasha ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad shacab ah oo ku dhacay qeybo kamid magaalada caasimadda ee Muqdisho. Waxaa inta…