1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Xooggan oo Laascaano Weli Ku Dhexmaraya Ciidanka Somaliland iyo SSC Maalintii labaad ayaa dagaal ka socdaa magaalada Laascaanood, kaas oo dabajooga duulaankii shalay shalay iyadoo madaafiicda kala duwan laysu adeegsanayo, dhinaca waqooyigana ayuu u badan yahay dagaalka. Magaalada ayaa ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Ku Lug Laheyd Muuqaal Interner-ka Lagu Baahiyay oo Maxkamd Ku Xuntay Maxamed Axmed Maxamuud (Carab) ayaa la arkay isago oo jirdil ka baxsan Bini’aadanimada u gaysanayo askari hore oo baahiyaha gaarka ah qabay oo adeeg u doontay Taraafikada. Waxaa lagu xukumay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Qaaday Tallaabo Lagu Yareynayo Xasaradda Garoowe Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa magacaabay mas’uuliyiin cusub, isaga oo shaqada ka eryay kuwo kale, Isbedelkaan ayuu Deni ku sameeyay agaasimeyaasha dhowr wasaaradood oo ka tirsan xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Isku Dubaridka Munaasabadda Todobaad Xoriyadda oo Kulmay Wasiirka arrimaha Gudaha ee XFS ahna Guddoomiyaha guddiga u diyaar garowga xuska maalmaha Xorriyadda mudane Ahmed Cali Fiqi ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo looga hadlayay isku dubaridka munaasabadaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Hoose Ee Xamar oo Olole Nadaafadeed Ka Bilowday Caasimadda Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah furay ololaha bilic soo celinta iyo Nadaafada Caasimadda kaas oo ay si wadajir ah ugu qeyb galeen…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuma Taliyaha Cusub Ee Xoogga Dalka Ee Maanta Xilka Lagu Wareejiyay? S/Guuto Ibraahim Shiikh Muxudiin, Taliyaha Ciidanka CXD, waxa uu ku dhashay Muqdisho Sanadka Markuu ahaa 1960-kii. Waxbarasadiisa Hoose iyo Dhexe waxa uu ku qaatay Dugsiga hoose iyo dhexe ee Xamar…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Taliska Cusub Ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Xilka Lagu Wareejiyey Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda Federalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa saaka xilalka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyihii hore…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxyo Dhaliyay Khasaare Soo Gaaray Shacab oo Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose Qarax ah nuuca dhulka lagu aaso ee Miinada loo yaqaano ayaa geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira oo soo gaaray dad shacab ah deegaanka Bariirre ee hoostaga degmada Awdhiigle…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Xoogsatada Ruushka oo Ka Horyimid Putin iyo Afgambi Laga Cabsi Qabo Hogaamiyaha maleeshiyada xoogstada ah ee dalka Ruushka ee lagu magacaabo Wagner ayaa wacad ku maray in uu afgebin doono hoggaanka milatariga Ruushka ee uu hoggaamiyo Vladimir Putin, saacado uun ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Meydadka Ganacsato u Dalxiistagtay Markakii Tiktanik oo Soo Caariyay Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee Maraykanka ayaa Khamiistii sheegay inay dhinteen dhammaan shantii qof ee saarnaa, gujis yar oo badda quusa, kaas oo illaa haatan aan la ogayn meel uu jaan…