1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dibadbax Ka Dhan ah Isbeddelka Garsoorka iyo Xasuuqa Lagu Hayo Falastiin oo Ka Dhacay Israel Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay magaalooyinka Israa’iil, kuwaas oo ka mudaaharaadaya qorshayaasha muranka dhaliyay ee xukuumadda Ra’iisal wasaare Benjamin Netanyahu ay ku dooneyso in ay wax…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hey’adda UNICEF oo Bayaan Kasoo Saartay 27 Caruur ah oo Ku Dhintay Shabeellaha Hoose Xilli dhowaan qarax ka dhacay deegaanka Muraalle ay ku nafwaayeen 27 caruur ah ayaa waxaa arrintaa siweyn kaga hadashay hey’adda xuquuqda caruurta u qaabilsan Qaramada Midoobey ee UNICEF, waxaana qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikha oo Howlgalka ATMIS Kala Hadlay Bixitaanka Ciidanka Midowga Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo Villa Soomaaliya kula kulmay Wakiilka Gaarka ah Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Mohamed El-Amine Souef oo uu wehliyo Taliyaha Guud…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wadahadleen Ergayga Qaramada Midoobey iyo Madaxweyne Siciid Deni? Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing iyo wafdi ay hoggaaminaysay. Ergayga Qaramada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Looga Hadlayay Bilaabashada Bixitaanka Ciidanka ATMIS oo Muqdisho Ka Dhacay Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay bilaabashada wajiga koowaad ee ka bixitaanka ciidanka ATMIS ee Soomaaliya, waxaan ka qayb…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Booliiska oo War Kasoo Saaray Khasaaraha Weerarkii Pearl Beach Ciidanka Booliiska Soomalaiyeed ayaa war kasoo saaray khasaaraha ka dhashay weerarkii lagu qaaday dhismaha maqaayadda Pearl Beach ee ee degmada Cabdicasiis, kaas oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Jannaale oo Ka Warbixiyay Khasaaraha Ka Dhashay Gantaal Caruur Ku Qarxay Maamulka deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka warbixiyay khasaaraha ka dhashay Qarax ka dhacay deegaanka Muraale oo u dhaxeeya magaalooyinka Qoryooleey iyo Janaale ee gobolkaas, kaas oo sababay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda oo Sheegtay in Lasoo Gabagabeeyay Weerarkii Pearl Beach Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in lagu guuleystay soo afjaridda weerarkii lagu qaaday magaayadda Pearl Beach ee degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir oo ay weerareen dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weerar Qaraxyo Ku Bilowday oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Weerarro loo adeersaday Qaraxyo ayaa lagu qaaday maqaayadda Real Beach ee ku taalla Xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, waxaana laga helayaa faahfaahinno dheeraad ah. Wararka qaar ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ilhaan Cumar oo Xil sare Looga Magacaabay Aqalka Wakiilada Ilhaan Cumar ayaa loo magacaabay ku-xigeenka hoggaanka xubnaha xisbiga dimoqraadiga ee Guddiga Miisaaniyadda ee Aqalka Wakiilada Mareykanka. Guddigan ayaa mas’uul ka ah dejinta heerarka kharashka guud ee dowladda. Ilhaan, oo…