1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Gaaray Boqortooyada Sucuudi Carabiya Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Adan Maxamed Nur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyadda Sacuudi Carabiya, halkaas oo si diiran loogu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaaraha Hindiya oo Si Kulul Uga Hadlay Shilkii Train Ee Khasaaraha Dhaliyay Ra’iisulwasaaraha dalka Hindia Narendra Modi ayaa sheegay in lala xisaabtami doono cid kasta oo sabab u aheyd shilkii Train ee ka dhacay gobolka Desha ee dalkaasi, shilkaas waxaa uu ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Ka Qeybgalay Caleema-saarka Erdogan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan oo dhawaan dib loo doortay. Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyey…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Erdogan oo La Caleemo-saaray, iyo Madax Ka Qeybgashay Recep Tayyip Erdoğan ayaa loo caleemo saaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka Turkiga oo dhowaan uu ku guuleystay doorashadii wareega labaad ee ka dhacday dalkaas, iyadoo ay ka soo qeyb galeen munaasabadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maalinta Qaranimada Taliyaaniga oo Muqdisho Lagu Maamuusay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qayb galay munaasabad lagu xusayay maalinta Qarannimada Dowladda Talyaaniga oo lagu qabtay Safaaradda ay ku leeyihiin Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirweynaha Madasha Gargaarka oo Ka Furmaya Kismaayo iyo Wufuud Badan oo Gaartay Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka u ah ee maamulka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maalinta Isniinta ah ee todabaadkaan waxaa ka furmaya shirweynaha Madasha Gargaarka Dalka, waxaana gaaray halkaas wufuud…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Shirweynaha Aragti-wadaag Muqdisho Ka Furmay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirweynaha Aragti-wadaagga Xakameynta Faafinta Wararka Been abuurka ah iyo Saameynta Taban ee ay Bulshada ku Leeyihiin. Shirkan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Guddoomiye Madaale oo Maanta Daahfuray Imtixaanka Dugsiga Dhexe Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa si rasmi ah u daahfuray qaadista imtixaanaadka Dugsiyada dhaxe ee gobolka Banaadir oo ay maanta u fariisteen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Muqdisho oo Xoghaye Xidhibaan Lagu Dhaawacay Xogyaha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame Axmaad Garaar ayaa la sheegayaa in barqanimadii maanta Gaari uu lahaa qarax loogu xiray, waxaana kasoo baxaya warar kale duwan. Axmed ayaa qaraxa waxaa kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Ankara iyo Madax Kale oo Ku Wajahan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Turkiga, halkaa uu kaga qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Reccep Tyyib Erdogan oo 28-kii bisha ku guuleystay…