2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhinacyada iskuhaya Awoodda Suudan oo Heshiis Kale Ku Gaaray Sucuudiga Dhinacyada isku haya awoodda dalka Sudan ayaa gaaraay Xabad joojin cusub, taas oo lagu kordhinayo muddo shan maalmood oo dheeraad ah, ka dib markii ay dhexdhexaadiyeen Maraykanka iyo Sacuudi Carabiya,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Niger oo Sheegtay in Howlgal Lagu Dilay Xubno Ka Tirsan Kooxda Daacish Ciidamada dalka Niger ayaa Isniintii sheegay inay dileen 55 xubnood oo ka tirsan kooxaha Islaamiyiinta ee xidhiidhka la leh ururka Daacish, kuwaas oo ay ku jiraan saraakiil sar sare, kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan La Yeeshay Qaar Kamid ah Isimada Gobolka Sool Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan Casho Sharaf ah la qaatay qaar ka mid ah Garaadada oo ka soo kicitamay magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Banaanbax Lagu Taageerayo Guushii Madaxweyne Erdogan oo Muqdisho Lagu Qabtay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa galabta ka qeyb galay dibadbax ay Bulshada Magaalada Muqdisho ku muujinayeen sida ay ugu faraxsan yihiin dib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Booliiska Bariga Afrika oo Ka Dhacay Dalka Itoobiya Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuuto, Sulub axmed Firin iyo Wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa Dalka Ethiopia uga qeyb galay kulankii 5-aad oo aan caadiga aheyn ee Taliyeyaasha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Maanta Furay Kalfadhiga Sedexaad Ee Baarlamaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Dr. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta furay Kalfadhiga Seddexaad ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, isaga oo khudbad u jeediyay labada gole ee Baarlamaanka, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Qaabilay Qaar Kamid ah Isimada Gobollada Sool iyo Sanaag Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag ayaa kala hadlay xaaladda magaalada Laascaanood. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Bulshada Caasimadda Uga Mahadceliyay Isbedelka Muqdiosho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qayb galay Munaasabad casho sharaf ah oo maamulka Gobolka Banaadir u sameeyay xubnaha Golaha Wadatashiga Qaran, ayaa uga…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Madaale oo Munaasabad Muqdisho Ugu Sameeyay Xubnaha Golaha Wadatashiga Qaran Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar munaasabad soo dhaweyn ah ugu sameeyay Madaxda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Hambalyeeyay Guusha Madaxweyne Erdogan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Turkiga Mudane Reccep Tayyip Erdogan oo ku guuleystay doorasho ka dhacday dalkaas.…