2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wadatashiga Qatan oo Maalintii Labaad Galay? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Wadatashiga Qaranka oo ka socda Magaalada Muqdisho, kaas oo lagaga arrinsanayey wajiga Labaad ee howlgalka dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Mareykanka, Ingiriiska iyo Qadar oo $10 Million Ugu Deeqay Wax Ka Qabashada Abaaraha Soomaaliya Dowladaha Mareykanka, Ingiriiska iyo Qadar ayaa Khamiista maanta ah waxay Muqdisho ku daahfureen iskaashi saddex geesood ah kaasoo looga hadlay sidii wax looga qaban lahaa Abaaha soo noqnoqda ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Looga Hadlay Shirka Todobaadlaha ah Ee Golaha Wasiirrada Soomaaliya Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa looga hadlay warbixinno la xiriira Fatahaadda Wabiga Shabeelle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabeelle oo Ku Fatahay Xaafado Ka Tirsan Degmada Buulo Burde Wabiga Shabeelle ayaa Fatahaado hor leh waxaa uu ka sameeyay magaalada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan, xilli ay wali taagan tahay saameynta ka dhalatay Fatahaadii magaalada Baladweyne, waxaana magalada ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho oo Laga Dareemayo Dhaqangalka Go’aankii Midabeynta Bajaajyada Waxaa maanta siweyn caasimadda uga hirgalay go’aankii kasoo baxay maamulka gobolka Banaadir ee ku aadanaa Midabeyn Mooto Bajaajyada iyo sida ay u kala shaqeynayaan, 25-ka bisha May oo maanta ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Dhaqaale Loogu Uruurinayay Waddamada Geeska Afrika oo Ka Dhacay Dalka Mareykanka Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa ka qayb galay shir dhaqaale loogu ururinayey waddamada geeska Africa gaar ahaan Ethiopia, Kenya iyo Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisulwasare Xamse iyo Madaxweynaha Bangiga Hormarinta Afrika? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa madasha shirka Sharm el Sheikh kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika Akinwumi Adesina. Waxay si gaar ah uga wada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowldda Mareykanka oo Shakhsiyaad iyo Shirkado Soomaali ah la Beegsatay Cunaqabateyn Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn waxaa ay kusoo rogtay 26 ruux oo Soomaali ah, kuwaasoo lagu soo eedeeyay in xiriir iyo wada shaqeyn la leeyihiin Kooxda Al-Shabaab. Dadka la beegsaday waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka oo Furay Bandhigga Buugaagta Muqdisho Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa si rasmi ah u furay Bandhigga Buugaagta ee Muqdisho. Bandhiggan oo ah midkii 7-aad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Labada Gole oo Ka Shiray Furitaanka Kalfadhiga Sedexaad Ee Baarlamaanka Guddoonka labada Golee ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federalka Soomalaiya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan ku xigeennada ayaa maanta falanqayn ka…