1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiyada Wax Ka Bedelka Dastuurka KMG oo Muqdisho Ku Kulmay Guddiga soo jeedinta wax ka bedelka & kaabista dastuurka kumeel gaarka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay guddiga madaxa banaan ee hirgelinta iyo wax ka bedelka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Fatahadda Baladweyne Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta Guddoomiyey Shir deg-deg ahaa oo heerkiisu sareeyo kaas oo looga hadlaayey xaalada adag ee ka jirta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Wadatashiga Qaran oo Muqdisho Ka Furmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta ka furmay Madaxtooyada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doorashada Qurbajoogta Turkida oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Muwaadiniinta Qurbojoogta dalka Turkiga ayaa maalintii afaraad codadkooda dhiibanaya, iyadoo maanta galinka dambe la soo gabagabeynayo, codeynta Qurbajoogta ayaa door ku leh doorashada gudaha, Sanaadiiqda ayaa dalka dib loogu celin…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo Ku Sugan Nugaal oo Qabsaday Qaar Kamid ah Sanaadiiqda Codeynta Xilli maalinta barri oo taariikhdu tahay 25-ka May deegaannada dowlad goboleedka Puntland looga dareerayo doorashooyinka golaha deegaanka ee qof iyo cod, ayaa wararku waxaa ay sheegayaan in ciidamo diidan sida…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wadahadleen Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya iyo Wasiirka Hormarinta Canada? Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo shir kaga qeyb galay magaalada Sharma Shiikh ee dalka Masar ayaa kulan dooceed la qaatay Wasiirka Horumarinta caalamiga ee dowladda Canada…
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Muxuu Ra’iisulwaasare Xamse Cabdi Barre Ka Yiri Shirka Sharma Shiikh? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay madasha shirka Sharm El Sheikh ayaa ku nuuxnuuxsaday ahmiyadda ay leedahay in Bangiyada Horumarinta ay noqdaan kuwo ka jawaaba caqabadaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Waxbarashada iyo Booliiska oo Ka Wadahadlay Amniga Goobaha Imtixaanka Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federalka Soomaaliya , Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kulan la yeeshay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Saraakiisha loo diyaariyey in ay ka shaqeeyaan Amniga iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliiska Spain oo Xabsiga Dhigay Sedex Ruux oo Lagu Eedeyay Cunsuriyeynta Vinicius Jr Booliiska dalka Spain ayaa xabsiga dhigay saddex qof oo lala xiriirinayo inay ku lug lahaayeen cunsurinimo ay kula kaceen cayaaryahanka Real Madrid ee Vinicius Jr. Saddexda qof ayaa da’doodu u…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaare Xamse oo Ka Qeyb Galay Shir Madaxeed Sharma Shiikh Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar kaga qaybgalaya shir Madaxeedka sanadlaha ee Bangiga Horumarinta Afrika oo maanta ka furmay…