1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada? Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu dhageystay warbixinno kala duwan oo ku saabsan xaaladda guud ee dalka.
2 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Dibadbaxyo Rabshado Wata oo Ka Socda Dalka Bangladesh iyo Dad Ku Geeriyooday Dibad-baxayaal arday ah oo dalbanayay in la joojiyo kootada shaqooyinka dawladda ee Bangladesh ayaa isugu soo baxa magaalooyinka waaweyn ee dalkaas, waxaana ku dhintay ugu yaraan 6 qof, boqolaal kalena.
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Maxaa Kasoo Baxay Shirweynaha Bandhigga Teknoolajiyadda Bandhigga Beeraha Soomaaliya? Magaalada Muqdisho waxaa maalmahan ka socday shirweyne ku saabsan Teknolojiyada casriga ah ee beeraha loo adeegsado, waxaana daahfuray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Biden oo Laga Helay COVID19 Xilli uu Ku Jiray Ololaha Doorashada Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa laga helay COVID-19 mar uu Arbacadii u safrayay magaalada Las Vegas ee gobolka Nevada ee dalkan Maraykanka, Joe Biden waxaa si cad uga soo muuqday astaamaha cudurka Covid 19.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka Puntland oo soo saaray Xubnaha Guddiga Xallinta khilaafaadka Xubnaha Sare ee Guddiga Doorashooyinka Puntland, ayaa xalay soo saaray liiska xubnaha Guddiga Xallinta khilaafaadka iyo Cabashooyinka ee Doorashada Golaha Degaanka. Puntland ayaa isku diyaarinaysa in ay doorasho ka qabato…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga Dalka oo Gacanta Kusoo Dhigay Nin Oromo ah oo u Dagaalamayay Al-shabaab Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa maanta nolosha ku qabtay nin ajanabi ah oo ka tirsanaa Kooxda Al-Shabaab,kaasoo u dhashay qowmiyadda Oromada ee Itoobiya, jirkiisana.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Qorsheynta oo Faahfaahin Ka Bixiyay Xeerka Maalgashiga ee Golaha Loo Gudbiyay Wasiirka Qorshaynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixiyey xeerka maalgashiga ee horyaala Golaha Shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, kaas oo kasoo gudbay golaha wasiirrada Soomalaiya.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Guddoomiyay Shirka Guddiga Hab Maamul Wanaagga ee Maaliyadda Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Maamul-Wanaagga Maaliyadda ee magaciisa loo soo gaabiyo FGC.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka In Ka Badan 23 Ruux oo Ku Geeriyootay Shil Gaari oo Ka Dhacay Buuraleyda Andes ee Peru Shil bas oo ka dhacay buuraleyda Andes ee dalka Peru ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 23 qof, halka tiro intaas ka badanina ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha ee dalkaasi.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xiisad Kasoo Cusbaanaatay Kashmiir iyo Askar Hindiya oo Lagu Dilay Gobolka Ugu yaraan afar askari oo Hindi ah ayaa lagu dilay iska hor-imaad ciidanku ay la galeen fallaagada dagaalka kula jira ee ku sugan kashmir dhieceeda ay Hindiya maamusho, waxaana dhacdadan lagu tilmaamay mid kamida shaqooyinkii.