2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ololaha Doorashada Turkiga oo Maraya Maalmihii Ugu Dambeeyay Waxaa maalmihii ugu dambeeyay maraya Ololaha doorashada dalka Turikiga ee madaxtinimada iyo sidoo kale Baarlamaanka, xilli doorashu ay dhici doonto 14-ka May oo muwaadiniinta dalkaas ay soo dooran doonayaan madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Japan oo Gobolka Banaadir Ka Caawinaysa Hormarinta Caasimadda Waxaa lagu daahfurey Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay Dalka Kenya, Mashruuc wayn oo ay Dowlada Japan kacaawineysay Maamulka Gobolka Banaadir Khariidadeynta habka Dijital-ka ah ee dhamanaan Degmoiyinka Muqdisho. Mashruucaan furitaankiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka iyo Hirshabeelle oo Ka Wadahadlay Fatahaadaha Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Goboleedka Hirshabelle Mudane Yusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa Booqday Xarunta Dhexe ee SoDMA,waxaana halkaas ku soodhaweeyey Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wariye Ismaaciil Shiikh Khaliifa oo Muqdisho Ku Geeriyooday Allah unaxariisee waxaa degmada Kaxda ku geeriyooday Wariye Ismaaciil Shiikh Khaliifa, kaas oo kamid ahaa saxafiyiinta Soomaaliyeed muddo ku sugnaa dalka kana soo shaqeeyay, Safiga ayaa waxaa la sheegayaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hanti-dhowraha Qaranka oo Sixiixay Heshiis Sedex Geesood ah Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa saxiixay heshiis saddex-geesood oo ka dhexeeya Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka, Hay’adda Horumarinta INTOSAI (IDI) iyo Ururka Hay’adaha Hantidhawrada Guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Kormeeray Xaafadaha uu Fatahay Wabiga ee Baladweyne Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer u kuurgal ah ku sameeyay qeybo kamid ah xaafadaha Magaalada Beledweyne oo uu ku fatahay Wabiga Shabeelle. madaxweynaha oo ay wehliyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Cadaaladda oo Daah Furay Imtixaanka Nootaayooyinka Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federalka Soomaaliya , mudane Xasan Macalin Maxmuud ayaa maanta daah-furay imtixaanka bixinta ruqsadda Nootaayada dufcadda sedaaxaad oo ay u fariisteen 142 sharci yaqaan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaarahii Hore Ee Dalka Pakistan Imran Khan oo Xabsiga La Dhigay Ra’iisulwasaaraha hore ee Pakistan Imran Khan ayaa xabsiga la dhigay, kadib markii lagu soo eedeeyay musuq iyo wax isdabamarin dhaqaale, sida laga soo xigtay Booliiska, waxaana jirta xiisad xooggan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasaaradda Waxbarashada oo Shaacisay Xilliga Imtixaanka Shaadiga ah La Galayo Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ayaa shaacisay xilli ay qaadayso Imtixaanka Fasalka 12-aad ee dugsiga sare, kaas oo sanad waliba ay wasaaraddu ka qaado ardayda ka qalin badalaneysa dugsiga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Munaasabad Lagu Weynayanayay Maalinta Midowga iyo Nabadda Yurub oo Muqdisho Lagu Qabtay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb-galay munaasabad ku saabsan Maalinta Midnimada iyo Nabadda ee Yurub ayaa ugu hambalyeeyey maalintan taariikhiga ah ee muujinaysa qiimaha…