2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Ammaanka Bariga Afrika oo Ka Hortagay Weerro Ka Dhici Rabay Muqdisho iyo Kampala Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ee dalalka Bariga Afrika ay ka hortageen weeraro argagaxiso oo ka dhici lahaa magaalo madaxdooda, kadib dadaallo iyo wadashaqeyn labada dhinac…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabeelle oo Ku Fatahay Qeybo Kamid ah Magaalada Baladweyne Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in habeenkii Xalay xaafado kamid ah magaalada uu ku fatahay Wabiga Shabeelle, kuwaas oo geystay khasaare kale duwan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Diyaaradaha Israa’iil oo Weerar Ku Qaaday Magaalooyinka Qaza iyo Rafah Diyaarado dagaal oo ay leedahay Israa’iil ayaa ayaa duqeymo ka geystay marinta Qaza, halkaas oo lagu weeraray hoggaamiye oo ka tirsan kooxda Islamic Jihad kaddib duqeymo dhanka cirka ah oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Maamulka Puntland Kaga Digay Fashilinta Barnaamijka Deyn Cafinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb-galayay munaasabad ka qabsoomtay degmada Kaaraan oo kor loogu qaadayey kalsoonida shacabka ee la shaqeynta ciidammada, laguna dhiirri gelinayey Hay’adaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirro Ka Tirsan Xukuumadda oo Booqday Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Wasiirrada wasaaradda batroolka mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo wasiirka wasaaradda gaadiidka badda mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac( ilka jiir) ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta dhexe ee hay’adda maaraynta masiibooyinka, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hantidhowraha Qaranka oo Ka Qeybgalay Shirka Furitaanka Shirka Hey’adaha Hantidhowrka Afrika Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Gutale ayaa ka qaybgalay furitaanka shirka Ururka Hay’adaha Hantidhawrada Afrika (AFROSAI-E) oo sannadkan ka dhacaya magaalada Accra ee dalka Ghana, isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Sucuudiga oo Rajo Ka Muujiyay in Xabad Joojin Rasmi ah Gaaraan Dhinacyada Sudaan Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in ay rajaynaya in wada-hadallada ka furmay magaalada Jeddah ee u dhexeeya dhinacyada ku dagaallamaya Suudaan ay keenaan xabbad joojin waxtar leh. Sacuudiga ayaa sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirka Wasaaradaha Macdanta iyo Biyaha Dowladaha Jamaacadda Carabta oo Ka Furmay Ciraaq Wasiiru dowlaha wasaaradda Macdanta iyo Kheyraadka biyaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa dalka Ciraaq uga qeybgalaya Shirka caalamiga ee biyaha oo Baqdaad ka qabsoomay, waxaana looga hadli doonaa arrimo dhowr ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hey’adda NISA oo Sheegtay in Gacanta Lagu Dhigay Xubin Ka Tirsan Al-shabaab Ciidamada Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Ibraahim Cabdullaahi Jaamac oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab, kaas oo Hey’addu sheegtay inuu doonayay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Nin Dad Ku Laayay Gudaha Mareykanka oo Dowladdu Aqoonsatay Maamulka gobolka Texas ee dalka Mareykanka ayaa magacaabay nin hubeysan oo siddeed qof ku dilay xarun laga dukaameysto oo ku taalla Dallas, waxaana magaciisa lagu sheegay Mauricio Garcia, oo 33…