2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiirrada oo Soo Bandhigay in 70% Hoos Loo Dhigay Weerarrada Al-shabaab Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey heshiiska Adeegga Duulista iyo Hawada ee Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Howlgalka Midowga Afrika oo Qeyb Kamid Sanadkaan Dalka Isaga Baxaya Xilli dabayaaqada sanadka soo aadan ee 2024, la qorsheeyay in ciidanka howlgalka midowga Africa ee ATIMIS ay ka baxayaan Soomaaliya ayaa waxaa bartamaha sanadkaan lagu wadaa in dalka laga daadgureeyo…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Ukraine Miyey Kambeysay Weerarka Lagu Qaaday Madaxtooyada Ruushka? Dowladda Ruushka ayaa ku eedeysay dhigeeda Ukraine inay weerarro diyaarado drone ah ku beegsatay madaxtooyada looga arrimiyo dalkaas ee loo yaqaano Kremlin-ka , iyadoo eedeyntaas ay dhanka Kyiv beenisay iney…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Mareykanka oo Kordhinaysa Ciidamada Ka Jooga Soomaaliya Ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya ayaa waxaa la kordhiyay tiradooda oo la gaarsiiyay 900 oo askari sida laga soo xigtay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Mareykanka, ciidanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda oo Sheegtay in Howlgal Lagu Dilay 40 Xubnood oo Al-shabaab ah Howlgal ay siwadajir ah u fuliyeen ciidanka hey’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA iyo saaxiibada caalamiga ee taageera ayaa waxaa la sheegayaa in lagu dilay dagaalamayaal ka tirsan kooxda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Federalka iyo Qaramada Midoobay oo Ka Shiray Muwaadiniinta Ku Go’doonsan Sudan Shirka Taageerada iyo joogteynta Daadgureynta Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Suudan oo ay ka qeybgaleen Wasiirka Arrimaha Dibedda, Xoghayaha Joogtada, Qaramada Midoobay, Ergayga Soogalootiga, iyo Xoghayaha Joogtada oo lagu qabtay Muqdisho, kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta iyo Safiirka Dowladda China? Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin ayaa maanta la kulmay Safiirka Dowlada China ee dalkeenn Mudane H.E. Ambassador Fei Shengchao kulankaas oo ka dhacay Safaradda Chine ee Magaalada Mogadishu.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Magacaabay Wasiirro Cusub Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay xubno wasiirro ah, kadib wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisulwasaaraha. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Tahay Sababta Madaxweyne Xasan Shiikh u Doorbiday Ciidanka Dalalka Safka Hore? Madaxweynaha Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka jawaabay sababata dowladdu ku dooratay in dagaalka Al-shabaab ay kala kaashadaan ciidanka dowladaha safka hore, isaga oo carabka ku dhuftay cid kasta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hooyo Caruurteeda Ku Dishay Qardho iyo Ciidanka Booliiska oo Gacanta Ku Dhigay Wararka naga soo gaarayo magalaada Qardho ee gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidanka Booliiska ay gacanta ku dhigeen haweeney la sheegay in ay dishay laba caruur ah oo…