1 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA Shirka Laamaha Cadaaladda oo Maalintii 4-aad Ka Socda Magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, ahna caasimadda ku meel gaarka ah ee dowladda goboleedka Jubbaland waxaa 4 maalmood ee la soo dhaafay shir ku lahaa madaxda laamaha garsoorka dalka oo isugu jira.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sedex Ruux oo Ku Geeriyootay Shil Gaari oo Ka Dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay degmada Yucub ee Gobolka Doollo dowlad deegaanka Soomaalida, gaari ayaa kusii jeeday deegaannada maamulkaas xilli uu kasoo kicitimay magaalda Garowe.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeeray Deegaanno Ka Tirsan Bariga Galgaduud Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Dayax Cabdi Cabdulle ayaa gaarey aagga Deegaannada Waniile iyo Dhagaxyaale oo hoostaga degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo dhawaan uu ka dhacay dagaal
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Ra’iisulwasaare Xamse oo Maanta Daahfuray Bandhigga Teknoolajiyadda Beeraha Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay shirka Bandhigga Teknoolajiyadda Beeraha Soomaaliyeed, kaas oo lagu soo bandhigayey caqabadaha beeraleyda dalkeenna haysta.
5 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Ra’iisuwasaare Ku-xigeenka : In Ka Badan 200,000 oo Caruur ah Ayaa Helay Fursad Labaad oo Waxbarasho Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Jaamac ayaa guddoomiyay munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare oo ay ka qalin jabiyeen 12,773 arda.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Amniga oo War Kasoo Saartay Kiiska Hubka Degmada Caabudwaaq Wasaaradda Amniga dowladda Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed kasoo saartay hub shalay Maleeshiyaad hubeysan ay ku dhaceen duleedka degmada Caabudwaaq, Wasaaradda Amniga ayaa sheegtay in hubkaasi sharci darada ah.
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Adag Ku RidayAskar Ku Eedeysan Dilka Wiil Arday Ahaa Dable Xoogga Axmed Maxamed Raage (Qataatow) , Dable Nisa Cabdi Axmed Cadow Axmed iyo Dable Nisa Farxaan Aadan Nuur Cilmi, ayaa si wadajir ah loogu soo eedeeyey in ay geeysteen Dilka marxuum Cabdullaahi Cabdi Isxaaq.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Maamulka Jubbaland oo Toogasho Ku Fuliyay 5 Xubnood oo Al-Shabaab ah Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa dil toogasho ah ku fulisay shan nin oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab, kuwaas oo horay magaalada Kismaayo uga gaystay dilal kala duwan xilli.
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Noloshooda Ayaan Ku Xushay Caruurta Ceykaan ah Markii aad marayso jidadka waaweyn ee magaalada ama aad ku sugantahay goobaha ay dadku ku badanyihiin waxaad arkaysaa carruur yar yar oo koonbada caseeya wata, islamarkaana ku oranaya” kabaha ma kuu hagaajiyaa?”.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Kiisaska Dhimashada Cudurka Daacuunka oo Sii Kordhay Soomaaliya iyo Dowladda Soomaaliya oo Walaac Ka Muujisay Warbixin cusub oo kasoo baxday Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in 134 qof ay u dhinteen cudurka daacuunka , sidoo kalena cudurka uu soo ritay 16,231 qof tan iyo bishii Jannaayo ee sanadkan.