2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhinacyada Sudan Isku Haya oo Xabadjoojin Ku Dhawaaqay Markale Xoogagga isku haya awoodda dalka Sudan ayaa ku dhawaaqay xabadjiijon, kadib laba tobodaab oo ay dhacayeen dagaallo xooggan oo u dhaxeeyay ciidanka Milatariga dalkaasi iyo xoogagga Damcu Sariic kasoo horjeeda…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Iska Bedelay Ammaanka Caasimadda, Kadib Howgalinta Ciidanka Police Militaire? Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho tan iyo markii ammaankeeda lagu wareejiyay ciidamada Police Milatare iyo kuwa nabad sugidda oo iskaashanaya waxaa laga dareemayaa xasilooni amni, marka laga tixraaco xaaladihii ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Banaadir iyo Laamaha Amniga oo Ka Shiray Amniga Caasimadda Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale)oo ay wehliyaan Wasiir Dowlaha Wasaarada Amniga Gudaha Mudane Maxamed Cali Xagaay, Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed General Sulub Axmad…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Daahfuray Bandhigga Buugaagta Djibouti 2023 Madaxweynaha Jamhuuryadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta magaalada Djibouti si rasmi ah uga furay Bandhigga Buugaagta Djibouti ee sannadkan 2023-ka, iyadoo Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliyana lagu martiqaadey ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaali Ka Qaxday Dagaalka Sudan oo Gaartay Sudanta Koonfureed Dagaalka ka dhacaya dalka Sudan ee u dhaxeeya ciidamada Milatariga iyo xoogagga kasoo horjeeda oo asbuucii labaad galay ayaa waxaa uu saameyn ku yeeshay Soomaalida ku dhqan dalkaasi iyo sidoo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Arrimaha Dibadda Burundi oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Wasiirka Arrimaha Dibedda, Horumarinta iyo Iskaashiga ee Burundi Albert Shingiro iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, oo ay uga billaabatay booqasho rasmi ah oo laba maalin…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mucaaradka Kenya oo Ku Dhawaaqay Qabashada Dibadbaxyo Hor leh. Macaaradka dalka Kenya ayaa ku dhowaaqay in ay qabanayaan mudaharaadyo looga soo horjeedo dowladda, kaas oo dhici doona labada bisha soo aadan ee May, waxaana uu kusoo aadayaa xilli hoggaamiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hey’adda Maareynta oo Ka Shirtay Badbaadinta Soomaalida Ku Go’doonsan Sudan Guddiga xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA u saartay soo daadgureynta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku go’doonsan colaadda dalka Sudan waxaa ayaa maanta waxaa u qabsoomay kulan deg-deg…
4 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Socdaalkii Buugga Socdaalkii Buugga Maxamed oo ay da’diisu tahay 12 sano, wuxuu ku mashquulsan yahay buuggiisa Ingiriiska Heerka Labaad. Wuxuu ku fooggan yahay oo diirrada saarayaa tuducyada sheekada si uu uga jawaabo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaabiis Badan oo Laga Siidaayay Xabsiga Dhexe ee Exkoontarool Afgooye Waxaa xabsiga dhexe Exkoontrool Afgooye laga siiyay maxaabiis, kuwaas oo muddooyinkii dambe halkaas ku xirnaa, oo ciidanka Asluubta ay dhaqan celin ku wadeen. Dowladda ayaa sheegtay in maxaabiistaan la siidaayay,…