2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya oo Rajo Ka Muujisay in Laga Qaado Cunaqabateynta Hubka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomalaiya Dr. Xasan Shiikh Maxamuud oo siwadajir ah Shir jaraa’id la qabtay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Manuel de Oliveira Guterres ayaa ka hadlay arrimo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlagallo Lagu Baarayo Dadka iyo Bajaajta oo Caasimadda Ka Bilowday Ciidamada Boobiiliiska gaar ahaa Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir, ayaa magaalada Muqdisho ka howlgallo lagu xaqiijinayo amniga iyo xasiloonida Caasimada iyo deegaannada ku xeeran, Howlgalada ayaa lagu baarayay dadka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Munaasabad Sagootin ah u Saneysay António Guterres Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku maamuusay diblumaasiyiinta ka howlgala dalka oo uu wehelinayo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres, afur wadareed ka tarjumaya…
7 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Taariikhda Maalinta Ciidanka Xoogga Dalka oo Loo Dabaaldegayo Maanta oo ay ku beegan tahay 12-ka April 2023 waxaa meelo badan oo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya looga dabaaldegayaa sanad guuradii 63-aad ee kasoo wareegtay maalinta ciidanka xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Maareynta oo Soo Saartay Diginiino Ku Aadan Roobabka Gu’ga Hey’adda Maareynta Musiiboouinka waaxdeeda saadaasha Roobaabka ayaa soo saartay digniino ku aadan Roobab laga cabsi qabo in todobaadka soo aadan ay ka di’i karaan Soomaaliya, waxaana saadaashu ay sheegaysaa in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Gargaar Ka Qeybisay Gobolka Banaadir Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA oo gacan ka helaysa Hay’adda gargarka bin’aadanimada u qaabilsan ee dowladda sacuudiga ee Boqor salaam ayaa maanta 800 Qoys waxa ay Gargaar ugu qeybiyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xafiiska Hantidhowrka Qaranka oo Markale Baaq u Diray Hay’adaha Dowladda Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wargaliyay dhammaan hay’adaha dowladda in iyagoo raacaya talooyinkii horay loo siiyay ay saxaan khaladaadkii lagu soo bandhigay warbixinta baarista u hoggaansanaanta sharciga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghaya Guud ee QM oo Booqday Xeryaha Barakayaasha Magaalada Baydhabo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres oo booqasho ku yimid magaalada magaalada Muqdisho ayaa Baydhabo, waxaa garoonka diyaaradaha, iyadoo siiweyn loogu soo dhoweeyay. Ku-simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi uu Hoggaaminaayo Xoghayaha Guud oo Gaaray Magaalada Baydhabo Wasiirka Arimaha Guddaha XFS Mudane Axmed Macalim Fiqi, oo u wehliyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane maxamuud Macalim Cabdulle iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres Ayaa Maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Washington oo Uga Qeybgalaya Shirka Sanadlaha ah ee IMf iyo Bangiga Adduunka Waxaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka ka furmay shirka sanadlaha ah ee Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka. Waxaa shirkaan ka qeyb galaya wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda…