U bood dhigaalka

Xafiiska Hantidhowrka Qaranka oo Markale Baaq u Diray Hay’adaha Dowladda

Abriil 11, 2023

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wargaliyay dhammaan hay’adaha dowladda in iyagoo raacaya talooyinkii horay loo siiyay ay saxaan khaladaadkii lagu soo bandhigay warbixinta baarista u hoggaansanaanta sharciga ee lasii daayay sanadkii tegay ee 2022-kii.

No description available.

No description available.Goobjoog News