1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Magaalooyin Ku Yaalla Giriigga oo Dadka Laga Daad-gureeyay Cabsi Laga Qabo Dab Ku Sii Faafaya Keymaha u Dhow Owgiis Boqolaal gaadiidka dab-damis ah oo ay taageerayaan daraasiin diyaarado ah oo biyaha daadinaya ayaa la dagaallamaya dab weyn oo ka holcaya dhul kaymo ah oo ku yaalla dhinaca waqooyi ee caasimadda dalka Giriiga.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo Xarun Cusub Ka Furatay Laascaanood. Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa daahfurtay xafiiska Laanta 8-aad oo Hay’addu ku yeelanayso magaalada Laascaanood ee xarunta KMG ah ee SSC Khaatumo, taas oo loogu adeegi doono dadka.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muxuu Yahay Amarka uu Booliska Soomaaliya Soo Saaray ee Ku Aaddan Gaadiidka ?. Booliska Soomaaliya ayaa amarro culus dul dhigey iyo milkiileyaasha iyo wadayaasha dalka gaar ahaan kuwa gobolka Benaadir, wuxuuna amarkaasi la xariiraa waxyaabo laga mamnuucay, islamarkaana ciddii ku kacdaahi
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Wajiga Labaad ee Wadahadallada Itoobiya iyo Soomaaliya oo Maanta Ka Furmaya Turkiga iyo Xogo Ku Saabsan Wareegga labaad ee wada hadallada u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya ee Turkigu garwadeenka ka yahay ayaa lagu wadaa inay maanta ka furmaan Magaalada Ankara ee dalkaas, waxaana hadalkaas ku sugan…
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad DEG DEG: Erdogaan oo Xiisada Ka Dhaxeeysa Itoobiya iyo Soomaaliya Kala Hadlay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, xilli barri lagu wado inuu furmo shirka lagu dhexdhexaadinayo Soomaaliya iyo Itoobiya.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul wasaare Xamse oo Magacaabay Agaasimayaal Cudub Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaacabay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada, Awqaafta.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Dalka Rwanda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa gaaray magaalada Kigali ee caasimadda dalka Rwanda, halkaas oo si diirran loogu soo dhoweeyay.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidanka oo Xukun Ku Riday Askari Hore u Dilay Askari kale Ciidamadda Qalabka sida, ayaa xukun kasoo saartay Xidigle Maxamed Xasan Maxamed oo loo heysto inuu dilay Ex-Xidigle Ridwaan Ibraahim Cabdullaahi oo milatariga ay kawada tirsanaayeen, falkaasi oo dhacay Labo.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Brazil oo Baareysa Sababta Keentay Diyaarad Ku Burburtay Gobolka Sao Paulo Mas’uuliyiinta dalka Brazil ayaa ku howlan sidii ay u ogaan lahaayeen waxa sababay in diyaarad dad rakaab ahi ay saarnaayeeni ay ku burburto gobolka Sao Paulo, ayna ku dhinteen dhammaan 62-kii qof ee la socday,
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Erdogaan oo Xiisadda Ka Dhaxeeysa Itoobiya iyo Soomaaliya Kala Hadlay Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali, kulanka qadka ah ayaa looga hadlay is bedelada gobolka iyo caalamka iyo sidoo kale xiriirka labada dal