1 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Baarlamaanka Jaamacadda Carabta oo si Kulul u Cambaareeyay Weerarkii ee Ka Dhacay Muqdisho Baarlamaanka jaamacada Carabta ayaa si kulul u cambaareeyay Weerarkii ka dhacay Caasimadda Soomaaliya ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dad badan,kadib markii weerar lagu qaaday goob lagu daawanayay ciyaar lagu daawanayay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dad Lagu Dilay Duqeymo Ka Dhacay Gongo Kadib Dagaal u Dhaxeeyay Fallaagada iyo Dowladda Wararka ka imaanaya dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa sheegaya in dad carruur u badan lagu diley duqeyn ka dhacday dalkaa, sida ay ila maxalli ahi Warbaahinta u sheegeen, kadib weerar ay fallaagada ay soo qaadeen.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Khasaaraha Shabaab Lagu Gaarsiiyay Dagaal Ka Dhacay Bariga Galgaduud In ka badan 50 dagaalame oo Alshabaab ka tirsan ah ayaa lagu dilay howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka xoogga dalka, kuwa deegaanka iyo Saaxiibada Caalamka, kaasi oo ka dhacay deegaanka Dhabaqle oo ku yaala.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga Dalka Qeybta 60-aad oo Howlgallo Ka Fuliyay Deegaanno Dhaca Baay iyo Bakool Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 8-aad ee qeybta 60-aad ayaa howl-gal ka dhan ah Alshabaab ka fuliyey deegaanada dhaca dhulka howdka ah ee kala qeybiya gobolada Baay iyo Bakool.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Madasha Iskaashiga iyo Hormarinta Maalgashiga oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay Kulan ballaaran oo ay soo agaasintay Waaxda Maalgashiga ee Wasaaradda Qorsheynta xukuumadda Federaalka Soomaaliya, islamarkaana ah Kulankii ugu horeeyay ee Madasha Isbahaysiga Horumarinta.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Shaaciyay Halka Lagu Bixiyo Canshuuraha Laga Qaado Shacabka Muqdisho Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige oo ka hadlayay munaasabad lagu soo bandhigayay xogta maaliyadda dalka ee 10-kii sanoo la soo dhaafay ayaa sheegay in canshuuraha ganacsada.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Taliyihii Xabsiga Dhexe ee Muqdisho Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen Mahad Cabdiraxman Aadan ayaa xilka si kumeel gaar ah uga qaaday taliyihii Xabsiga Dhaxe ee xamar, una magacabay taliye cusub, iyadoo sidoo kale uu magacabay.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Sheegay in Wax Badan Laga Soo Maray Hannaanka Maaliyadda Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in jid dheer loo soo maray dib-u-casriyeynta iyo hayaanka horumarinta hannaanka maaliyadda dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shaaciyay in Xildhibaannada Qaar Carqalad Ku Yihiin Shaqada Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in xildhibaanno ka tirsan golaha Shacabku ay carqaladaynayaan, islamarkaana ay ku cayaarayaan shaqada golaha.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Qaranka Argentina oo Ku Guuleystay Koobka Cup-ka America iyo Messi oo Ronaldo Ka Tagay Argentina ayaa kor u qaaday koobkeedii 16-aad ee Copa America, iyadoo xiddigooda ugu weyn Lionel Messi ay u badan tahay inuu macsalaameeyo ciyaaraha caalamiga ah, waxaana dhanka kale la filayaa inuu ciyaaro World Cup 2026.