2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Xubnaha Ka Socday Baarlamaanka Yurub Kala Hadleen Golaha Shacabka? Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu weheliyo Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Cabdiraxmaan Muxumed Cabdulle (Jaabiri)…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Aadan Madoobe oo La Kulmay Mas’uuliyiin Ka Socday DDS iyo Itoobiya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Madaxweyne ku-xigeenka xisbiga Barwaaqo Mudane Aadan Faarax, Wasiiru Dowladaha Arrimaha Dibada dalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Warqadaha Aqoosiga Ka Guddoomayay Safiirrada Dalal Dhowr ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jabuuti, Kanada iyo Kuubba ee loo soo magacaabay Soomaaliya. Munaasabad ku qabsoomtay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Magacaabay Maareeye Ku-xigeenka Dekadda Muqdisho Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Dr. Cali Xaaji Maxamed Waxaa uu si kumeel-gaar ah ugu magacaabay Maareeye ku-xigeenka Dekadda Magaalada Muqdisho, sida lagu shaaciyay warqad qoraal ah…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Trump oo Maanta Hortagaya Maxkamad Ku Taalla New York Madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah uu hortago maxkamad ku taallada magaalada New York, halkaas oo ay uga billaaban doonto dhageysiga dacwado…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobay oo War-saxaafadeed Kasoo Saartay Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta iyo Miino Saarista Iyadoo u dabaaldegeysa Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta iyo Kaalmaynta Wax-ka-qabashada Miinooyinka, ayaa Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay mar kale adkeynayaan ka-go’naanshohooda taageerada dadaallada Soomaaliya looga cirib-tiraayo khataraha haraadiga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Degmada Aadan Yabaal oo Laga Hirgeliyay Leyrka Cadceeda Ku Shaqeeya Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe oo dhowaan ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ay ka saareen dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa waxaa laga hirgeliyay Leyrka cadceeda ku shaqeeya, kuwaas oo loogu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Xubno Al-shabaab ah Kusoo Bandhigay Ceeldheer Ciidamada dowlada Xogga dalka ee ku sugan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Galgaduud ayaa degmada kusoo bandhigay laba xubnood oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab, kuwaas oo isku soo dhiibay dowladda,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Amniga iyo Dagaalka Al-shabaab Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Amniga oo looga hadlay dar-dargelinta sugida Amniga guud ee dalka, ciribtirka Khawaarijta , shuruucda horutebinta u leh amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mas’uuliyiin Hore oo Lagu Amray Soo Celinta Gaadiid Dowladdu Leedahay Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa faray qaar ka mid ah masuuliyiintii hore ee hay’adaha Dowladda oo la maqan gaadiid ay leeyihiin hay’adahaas inay dib u soo celiyaan gaadiidkaas muddo…