1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Galmudug Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee golaha wasiirrada Galmudug oo ka qabsoomay Aqalka Madaxtooyada, ee magaalada Dhuusamareeb, waxaana looga hadlay arrimo dhor…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda oo War-saxaafadeed Kasoo Saartay Dagaalka Ka Dhanka ah Al-shabaab Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed kasoo saartay dagaalka lagula jiro Al-shabaab, kaas oo ay dowladdu iclaamisay barttamaha sanadkii hore 2022, muddadaas ciidanka dowladda oo kaashanaya lu deegaanka ayaa dagaalamaaysha Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 28 Ruux oo Ku Geeriyootay Dab Ka Kacay Markab Ku Siijeeday Filibiin Ugu yaraan 28 ruux ayaa ku dhintay,230 kalena waa laga soo badbaadiyay kadib markii markabka rakaab siday u ku gubtay dalka Filibiin,dabka ayaa ka bilowday qolalka qaboojiyaha ee markabka habeenimadii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Ruushka oo Booqanaya Turkiga Xilli La Amray in Lasoo Xiro Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa Arbacadii sheegay in dhigiisa Ruushka Vladimir Putin laga yaabo inuu booqdo Turkiga 27-ka bisha soo socota ee Abriil, si uu u daah-furayo koronto-dhaliyaha tamarta Nukliyeerka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wiil Dhallinyaro ah oo Mobile Dartiis Loogu Dilay Baladweyne Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in koox hubeysay ay gudaha magaalada ku dishy wiil kamid ah Dhallinyada, dilka ayaa si gaar ah uga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Mareykanka oo Safiir Cusub usoo Magacowday Soomaaliya Dowladda Mareykanka ayaa Ambasador Richard H. Riley, usoo magacowday Safiirkeeda cusub ee fadhin doona Soomaaliya, kaas shaqada kala wareegi doona Safiirkii ka horeeyay Larry André oo xilka hayay tan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xubnaha Guddiga Dib u Eegista Dastuurka oo Xilka Lagu Wareejiyay Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka dalka, guddoomiye ku xigeenka koobaad ee golaha shacabka iyo Wasiirka dastuurka ayaa ka qeyb galay munaasabad ay xubnaha Guddiga madaxabanaan ee dib u eegista iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dibadbaxyada Kenya oo Laga Walaacsan Yahay Iney Isku Badelaan Dagaal Qoomiyadeed Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa cambaareeyay mudaaharaadyadii ay mucaaradka ka dhigeen dalka, taas oo horseeday burbur hantiyeed oo u uku jiro dullaan lagu qaaday beer ay leeyihiin qoyska madaxweynihii hore…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaalida iyo Canfarta oo Ku Dagaalamaya Qeybo Kamid ah Gobolka Siti Wararka naga soo gaaraya gobolka Siti ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa waxaa uu sheegayaa in markale uu dib uga qarxay magaalada Asbuli dagaal xooggan oo u dhaxeeya Soomaalida iyo xoogagga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Deegaanka oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Galgaduud Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka oo maalmahaan howgallo ka waday xadka gobollada Galgaduud iyo Shabeellaha dhexe ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaanno hor, kuwaas oo…