1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarunta Het’adda Maareynta oo Laga Dhagaxdhigay Magaalada Garowe Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehliyaan Wasiirka Gar-gaarka Puntland Cabdullaahi Cabdi Xirsi iyo Wasiirka Duulista hawada iyo Garoomada Puntland Ilyaas Cusmaan Lugatoor ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiiradda XFS oo Meelmariyey Sharciyo Muhiim ah Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta guddoomiyey shirka Golaha Wasiiradda oo lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Qaxootiga iyo Magangalyo Doonka oo ay soo gudbisay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Agaasimaha ICT ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Mowlid Daqaf ayaa Qalab Gaarsiiyay Garoonka Degmada Guriceel. Agaasimaha ICT ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Mowlid Daqaf ayaa Qalab Gaarsiiyay Garoonka Degmada Guriceel. Agaasimaha Waaxda ICT Mudane Mowlid Daqaf ayaa gaarsiiyay Qalab Garoonka Diyaaradaha ee Degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Ka Qeybgalay Janaasada Marxuum Xildhibaan Maxamuud Maxamed Seeyseey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federlka Soomaaliya Mudane oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan labada aqal ee BJFS ayaa Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhiga Labaad Baarlamaanka Labadiisa Gole oo Lasoo Xiray Waxaa maanta si rasmi ah loo soo xiray Kalfadhiga labaad ee labada gole ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya, waxaana golayaasha intii uu socday fahigaan lagu ansixiyay dhowr hindise sharciyeed, kuwaas kasoo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sharciyadii Lagu Ansixiyay Golaha Aqalka Sare Kalfadhigii Labaad Senatorrada golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, ayaa waxaa lasoo xiray Kalfadhigiisii labaad, iyadoo golaha intii fadhigaas lagu jiray uu ansixiyay dhowr sharci, kuwaas oo kasoo gudbay golaha…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Wasaaradaha Warfaafinta Labada Heer oo Kismaayo Lagu Soo Gabagabeeyay Shirka wadatashiga wasaaradaha Warfaafinta dowladda federaalka, dowladaha xubnaha ka ah iyo maamulka gobolka Banaadir waxaa uu ka qabsoomay Maagaalada Kismaayo ee Caasimadda ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedyada Jubbaland,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Tababar Uganda Ugu Soo Xiray Cutubyo Ka Tirsan Xoogga Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni ayaa tababbar u soo xiray cutubyo ka mid noqonaya ciidamada qalabka side ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada oo Fulisay Xukun Toogasho ah Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ayaa Saakay xukun Toogasho ah waxaa ay ku fullisay laba ruux, kuwaas oo hore dilal u geystay. Xukunka Qisaasta ah oo ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaliya oo Ka Qeybgashay Shirka Wasaaradaha Dhallinyada Jaacadda Carabta Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay shirka 46-aad ee wasiirrada Dhallinyarada iyo cayaaraha wadamada Jaamacadda Carabta oo maanta ka furmay magaalada…